Dr.Cusmaan oo ka mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee Dalka Jarmalka iyo Yurub oo dhan aadka looga tixgaliyo, mudo 40 sano ahna kunoolaa Jarmalka ayaa iminka ku sugan Jubaland wuxuuna in mudo ah ka howlgali doonaa Isbitaalka Kismaayo oo uu Dadka ku daweyn doono lacag la’aan.
Hadaba hamoogaanina inaad ka faa’iideysataan dhakhtarka.