Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Waraysi uu Madaxweyne Gaas uga warbixinayo waxqabadka Xukuumadiisa 10kii bilood ee ay jirtay

$
0
0

GaasBosaso–3 Dec.2014–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo iminka ku sugan Magaalada Bosaso ayaa waraysi uu siiyey Idaacada VOA wuxuu si qodo dheer uga warbixiyey waxqabadka Xukuumadiisa mudadii ay jirtey oo hada sanad jirsaneysa dhowaan.

Madaxweynuhu wuxuu kaloo ka hadlay Khilaafka u dhexeeya Masuuliyiinta Dowlada Federaalka oo uu sheegey in loo baahan yahay in horey loo socdo.

Hoos ka dhagayso waraysiga


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles