Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi ku socota Qoyska Reer Xaaji Jamac, Geeridii Marxuum Xasan Khaliif Xaaji Jamac

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Anagoo kala ah 1-Nabadoon Siciid Bootaan Cilmi-gurey iyo xaaskiisa Xaliimo Yaasiin Macalin Cabdiraxmaan iyo caruurtiisa.

2-Dr.Axmed Bootaan Cilmi-gurey iyo xaaskiisa Shukri Cabdulqadir Macalin Cabdiraxmaan iyo caruuryiisa,

kuna hadlayna magac dhamaan Reer Bootaan Cilmi-Gurey meel walba oo ay dunida ka joogaan Waxaan Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga diraynaa xaaskii, caruurtii, dhamaan reer Xaaji Jaamac iyo dhamaan shacabka reer Puntland,

Anagoo uga tacsiyeyneyna geeridii xaqa ahayd ee ku timid walaalkeen marxuum Xasan Khaliif Xaaji Jaamac kuna magac dheeraa (garba-dheere waxaan Alle uga baryeynaa samir iyo iimaan inuu ina ka wada siiyo, marxuumkana, Janatul-firdowsa ka waraabiyo.
Aamiin…….Aamiin……..Aamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles