Alla naxariistii jano haka waraabiyee waxaa xalay 24.11.2014 Magaalada Leicester ku Geeriyoodey Marxuum Cumar Xaaji Masale.
Cumar Xaaji Masale wuxuu ka mid ahaa siyaasiyiintii Soomaaliya sida wayn looga yaqiin xiligii Dowkadii Maxamed Siyaad Bare.
Waxaa tacsi loo dirayaa guud ahaan Caruurtii iyo Xaasaskii Marxuumka iyo guud ahaan Qoyska reer Xaaji Masale.
Masuuliyiinta iyo howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi waxay si gaara tacsi ugu dirayaan Xaasaskii iyo Curuurta Marxuumku ka tagay.
Waxaan marxuumka illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.
Aaamiiin Aaamiiin