Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed oo caawa Saxaafada la hadley ayaa si kulul u weeraray Madaxweyne Xasan iyo Xafiiskiisa.
Raysal wasaaruhu wuxuu Xafiiska Madaxweynaha ku eedeeyey iney dabada ka riixayaan Mooshinka Xukuumadiisa ka dhanka ah.
Raysal wasaaraha ayaa si kulul uga hadlay xaalada siyaasadeed ee tagaan wuxuuna digniin kulul u direy Madaxweynaha.
Warmurtiyeedka Raysal wasaaraha goor dhow naga filo
Puntlandi
Muqdisho