Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa go’aamo kasoo saarey Khilaafka Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha oo qas ka dhex abuuray Baarlamaanka dhexdiisa.
Maanta ayaa markii sadexaad waxaa fashil ku dhamaadey kulan lagu balan sanaa Baarlamaanka kasoo Xildhibaanada qaar doonayeen iney keenaan Mooshin ka dhan ah Xukuumada halka qaar kale ay kasoo horjeedeen Mooshinka.
Mooshinku wuxuu sababay in markii sadexaad uu baaqdo kulanka Baarlamaanku ayna xildhibaanadu ku sigteen iney id fara saaraan.
Hoos ka akhriso Go’aankii Gudoomiye Jawaari
1. Khilaafka Siyaasadeed ee soo wajahay Dowladda Federaalka wuxuu saameyn
ku veeshav habsami u socodka hawlaha baaxadda weyn ee u yaala
Baa rla maanka Federaalka Soomaaliya.
2– llaa iyo intii uu khilaafku soo ifbaxay, wuxuu Guddoonka Golaha Shacabka xiliska saaray dadaal dheeraad ahna geliyey sidii khilaafka loogu xalin lahaa hanaan ka baxsan Golaha Shacabka iyadoo ay u muuqatay in laga dhaxli karo
kala qeybsanaan siyaasadeed oo baahsan, taas oo dib u dhac baaxad weyn ku
keeni karta hawlihii Golaha Shacabka u madaleysnaa klfadhigan 5aad ee
Baarlamaanka gaad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
3- lyada oo xaaladii taagneyd xal iyo isu soo dhawaansho midna laga gaarin ayaa waxaa Guddoonka Golaha Shacabka soo gaaray lagana qabtay 6dii bisha
Noofembar 2014, Mooshin kalsooni kala noqosho ay ku saxiixan yihiin 138
xildhibaan, wuxuu Guddoonka kulamo gaar gaar ah la yeeshay Xildhibaannadii
ku kala aragti duwanaa khilaafka, iyada oo uu guddoonka si siman ugu jeediyey
in laga wada shaqeeyo abuurista xasilooni siyaasadeed, guddoonkana lagu
siiyo gacan iyo wakhtiba sidii xal haboon oo ay ku jirto danta guud ee Qaranka looga gaari lahaa khilaafka. Guddoonka wuxuu uga mahadcelinayaa
Xildhibaanada fursadda ay siiyeen iyo sidoo kale qeybaha bulshada
Soomaaliyeed gaar ahaan odayaasha Dhaqanka, Culumaa’udiinka iyo guud
ahaan Bulshada Rayidka ah oo talooyin iyo shucuur wadaniyadeed la garab
joogay Guddoonka laga soo bilaabo intii khilaafka soo ifbaxay
4. Wuxuu Guddoonka Golaha Shacabka isku dayey inuu qabto kulamadiisa
caadiga ahaa 3 goor iyada oo ajendaha ahaa u gudbinta Golaha Shacabka
Mooshinka kalsooni kala noqoshada, hase yeeshee, saameynta ku kala aragti
duwanaashaha khilaafka wuxuu Golaha ka dhex abuuray nidaam darro baaxad
weyn iyo kala qeybsanaan ragaadisay dhammaan hawlihii Baarlamaanka u
madalaysnaa kalfadhiga 5aad.
5. Hadaba, sida uu qabo Qodobka 36aad faqradiisa 3aad ee Xeer Hoosaadka
Go|ahaShacabku,wuxuuGuddoonkudibugudhigayfadhigaXigamaadaama
av ka dhex dhalatay nidaam darro baahsan
6. Markii ay guddoonka ucadaatay nidaam darrada iyo.kala qeybsanaanta uu dhex abuuray xildhibaanada, wuxuu Guddoonka u so jeediyey in xildhibaanada kala aragti duwan iska soo dhex xulaan xubno ka wada xaajooda sooceIintamidnimadaiyonidaamkaGoIahoodaiyagaooqaddarinaya
xaaladda siyaasadeed iyo hawlaha horyaala Golaha Shacabka gaar ahaan
kalfadhigan aan ku guda-jirno.
7–Nasiib darro, masuurtagelinin xildhibaanada fuliyaan ama tixgeliyaantaladii Guddoonka.
8
.sidookale, wuxuu Guddoonka golaha Shacabka usoojeediyey Xildhibaanada
in inta waan waanta iyo wada-xaajoodka Guddoonka ku dhex jiro kulamada
Golaha Shacabku siisocdaan iyadaoo lahorgeynayo ajendayaal caadi ah oo
aari lagu kala aragti duwaneen sida Miisaaniyadda Qaranka ee 2015′ Nasiib
darro, talo-jeedintaas Guddoonka looma hoggaansamin’
9. Xaaladdan adag waxay soo gaartay maanta oo ay taariikhdu tahay 24ka
Nofeembar 2014 oo uu Golaha Shacabku mar seddexaad u madaleysnaa in la
qeybiyo lana guda-galo ajendaha Mooshinka kalsooni kala noqoshada
Xukuumadda.
10′KuIanka seddexaad oo ajendihii iyo mooshinkii Iooqeybiyey xubnaha waxaase
weli taagneyd xasilooni-darro iyo nidaam-darro baaxad weyn’ Sidaas awgeed
Mooshinkan oo la yaala Golaha Baarlamaanka, wuxuu Guddoonka Golaha
Shacabku Guddoonsaday inaan la guda-geli karin ajendaha ilaa iyo inta xal
looga helayo xasilooni darrada iyo nidaam-darrada baaxadda weyn maadaama
maiuuliyadda koowaad ee Guddoonka saaran ay tahay ilaalinta iiritaanka’
wadajirka iyo habsami usocodka hawlaha Golaha Shacabka’