Maxamed Maxamud Nuur Caalim oo ah afhayeenka Dalada Puntland ee Dalka Finland isla markaasna Dowlada Finland kala taliya arimaha Soomaaliya ayaa ka qayb galay shirka New Deal ee shalay 20.11.2014 kusoo gabagaboobey Magaalada Copenhegan ee Dalka Finland.
Caalim oo aan kula kulaney hoolka shirku ka socdey ayaan dhowr su’aal waydiiney oo ay ugu horeysey inuu warbixin nagasiiyo shirka.