Innaa lillahi wa ina ilayhi raajicuun.
Waxaa tacsi gaarsiinaynaa dhamaan caruuurta,,ehelada iyo qaraabada ay ka baxaday marxuumad Barni Jaamac Siyaad. Oo ku geeriyootay Maraykanka shalayna lagu aaasay.
Alle ha unaxariisto eedo Barni janatul ferdowsana hageeyo Aamiin Aamiin.
Waxaa tacsida diraya.
Ilmo maxamuud Faarax gaas(Qar iskaxoor) iyo Ilmo Maxamuud Jaamac Indhacade.