Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING NEWS–Wasiirada Gacanyarayaasha u ah Madaxweyne Xasan Sheikh oo Warqad u qorey Raysal wasaaraha kana codsadey inuu iscasilo

$
0
0

breaking nesWarar hoose oo hada ay heleen howlwadeenada Puntlandi ayaa sheegaya in Wasiirada gacan yarayaasha u ah Madaxweyne Xasan Sheikh ay Warqad u direen caawa Raysal wasaare Cabdiwali Sheikh waxayna wasiiradaan ka codsadeen Raysal wasaaraha inuu is casilo.

Sida aan Xogta ku helney waxay Wasiiradu ay Raysal wasaaraha u qoreen inuu Warqada iscasilaadiisa usoo gudbiyo Madaxweynaha.

Wasiirada Warqada qorey oo ah wasiirada damul-jadiid oo ay ka mid yihiin Farax Cabdulqaadir iyo Goodax Bare.

talaabadan naf lacaariga ah ayaa timid ka gadaal markuu fashilmay mooshinkii lacagta badan lagu bixiyey ee madaxtooyadu waday

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles