Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Bristol UK iyo nawaaxigeeda

$
0
0

ogaysiisdhamaan jaaliyadda reer bristol iyo sumerset avon waxaa la ogeysiinayaa in la qaban doono shirkii reer puntland
kaasoo diiradda lagu saari doono sidii wax looga qabsan lahaa dal iyo dibadba shirkaasoo lagu lafo guri doono arihana jaaliyadda wadii aad tahay reer puntland kaalay oo ka soo qabgal albaabku waa kuu furan yahay ka dhiibo arag tidaada hiil iyo hooba

shirku waxa uu dhacayaa axada
waxaana lagu qabanayaa

barton house
aiken street
barton hill bristol
bs59sl

saacada axadda 16 11 14
400pm ilaa 600pm

kala soo xariir

Cabdalla Cali Xaashaawe tel 07474757347
 Keyse Mihile Camey tel 07913910518
 Ina Suldaan coonfaar tel 07860654822


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles