Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah— Villa Soomaaliya oo Xalay ilaa saaka uu ka socday abaabul ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha , fiiri SMS-ka ay u direen Xildhibaanada

Mooshinka ka dhanka sh Ra’iisul Wasaaraha ayaa si xowli ah uga socdey Xafiiska Madafweynaha DF, Howlwadeenada Villa Soomaaliya waxay xalay la xiriireen guud ahaan Xildhibaanada u Diiwaan gashan ee kharashaadka lagu iibsadey.

Puntlandi ayay usuura gashey inay helaan Fariimaha ay Villa Soomaaliya u direen Xildhibaanada.

Halkaan hoose ka eeg
;-
Image may be NSFW.
Clik here to view.
SMS

Sida aan warka ku helney Villa Soomaaliya waxaa ka go’an in Mooshinka si xoog ah loo meelmariyo maanta waxaana xalay Villa Soomaaliya si qarsoodi ah usoo galayay Xildhibaano badan waxaana loo badinayaa in jeebka loo buuxshey.

Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa laga cabsi qabaa in uu ku dhamaado buuq inkastoo Villa Soomaaliya ay Diyaariyeen Ciidan khaasa oo gudaha ugali doona Baarlamaanka.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles