Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Shir looga hadlayo Burcad Badeedka oo ka dhici doona Dubai iyo Madaxweyne Gaas oo ka so qayb galaya

$
0
0

Shirka Sanadlaha ah ee kooxda Xiriirka ka warqabka la dagaalanka Burcad Badeedka (Contact Grpup On Piracy) ayaa maantta wuxuu ka furmayaa Dubai.

Madaxweynaha Puntland ayaa khudbad ku saabsan la dagaalanka burcad badeedka wuxuu ka jeedin doonaa shirka.

Inkastoo shirkaan ay Dowlada Federaalka iga soo qayb gali jireen Madaxweynaha ama Raysal wasaaraha hada ma cada cida laga casumey Villa Soomaaliya.

Faahfaahinta naga filo goor dhow.

www.puntlandi.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles