Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Shirkii Golaha Wasiirada oo soo dhamaadey iyo go’aamo kasoo baxay

$
0
0

breaking nesRa’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed  ayaa shir Gudoominaya shir aan caadi ahayn oo maanta ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya,waxaana shirku uu ahaa mid Al-baabadu ay u xirnaayeen,oo Saxaafaddu ay bannaan joog ka ahayd.

Inkastoo aan wali la shaacin Qodobada ka soo baxay shirka,hadana qodob hordhac ah oo Warsidaha Puntlandi helay ayaa sheegaya in Golaha Wasiiradu isku raaceen in beri oo Talaado ah ay xilalka lakala wareegaan Wasiiradii iyo Wasiiro ku xigeenadii xilalka loo magacaabey.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles