Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah — Madaxweyne Gaas iyo Wasirka Arimaha Dibada Itoobiya oo kawadahadlaya Khilaafka dhexyaal Madaxda Villa Somalia

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr. Tedros ayaa kulan ay ku yeesheen Adis ababa waxay uga wada hadleen Khilaafka dhexyaal Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Arimaha Dibada Itooboya ayaa Madaxweyne Gaas kala tashadey sidii xal looga gaari lahaa khilaafkaas iyadoo labada Masuul hoosta ka xariiqey illaalinta Dastuurka iyo hanaanka Dowladnimo.

Faahfaahinta warkaan kala soco wa IMG_4016 IMG_4017 IMG_4018 IMG_4019 IMG_4020 IMG_4021 IMG_4022 IMG_4023 IMG_4024


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles