Jaaliyada Puntland ee Denmark Waxay tahniyad iyo hambalyo u dirayaan Eng. Ahmed Baashi Xassan iyo
Roodo abdiqadir xussen Oo 25.10.2014 meherkodu ka dhacay magalada aalborg eee Dalka Denmark.
Jaaliyadu waxay leeyihiin noqda reerkii iskuwaara oo ubad kheyr qaba kala hela .
Aamiin Aamiiin
Waxaa diyaariyey
Siciid Daahir Dhimbil
Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyada Puntland ee Aarhus Denmark