Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING NEWS– Madaxweyne Xasan Shiekh oo waxba kama jiraan ku tilmaamey iskushaandheyntii Wasiirada ee RW Cabdiwali maanta sameeyey

$
0
0

Sida ay shaacisey BBC Somali Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu si toosauga soo hor jeestey isku shaandhayntii uu maamta Raysal wasaaruhu ku sameeyey qaar ka mid ah Golihiisa wasiirada.

Khilaafka Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha ayaa maanta wuxuu marayaa meel xun waxaana sii qarxiyey kadib markii uu Raysal wasaare Cabdiwali Uu jagadii ka qaadey Farax Cabdulqaadir oo ay Madaxweynaha ay saaxiib dhow yihiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles