Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tahniyad Aroos Eng. Cabdulqadir Aadan Yuusuf ( Daadir) iyo Marwadiisa Caruusad Fartuun Axmed C/nuur oo arooskoodu Habeenkii Sabtida24 Oct 2014 ka dhacay Magaalada Boosaaso

$
0
0


Tahniyad Aroos

Waxaan Hambalyo iyo Tahniyad Aroos halkan uga diraynaa Caruuska Eng. Cabdulqadir Aadan Yuusuf ( Daadir) iyo Marwadiisa Caruusad Fartuun Axmed C/nuur oo arooskoodu Habeenkii Sabtida24 Oct 2014 ka dhacay Magaalada Boosaaso, Caruusaynka aya arooskooda laga soo galbiyey Degmada Buurtinle ee Gobalka Nugaal iyagoo ku aqal galay Magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Tahniyada waxaa diraya Dadka kala ah.

Aabe Cabaas Yuusuf Axmed
Aabe Xassan Yuusuf Axmed
Aabe Cali Yuusuf Axmed
Aabe Warsame Yuusuf Axmed
Aabe Xirsi Yuusuf Axmed
Aabe Cabdinuur Axmed
Cabdidaahir Maxamed Yuusuf
Eng.C/rashiid Shire Yuusuf
Eng.Maxamed Cabaas Yuusuf
Mahad Aadan YuusufC/maalik Aadan YuusufShihaab Aadan Yuusuf
C/laahi Aadan Yuusuf
C/laahi Cabaas Yuusuf 
C/qaadir Warsame Yuusuf
Dr. Yuusuf Shire Yuusuf
Dr. Cali Cabaas Yuusuf
Dr. Aadan Shire Yuusuf
Cabdul Cabdinuur Axmed
Maxamuud Cabdinuur Axmed
Burhaan Cabdullaahi Shiil
C/qaadir Maxamuud Xirsi (Atoore)
Ubax Adan Yuusuf 
Mulki Aadan Yuusuf
Xamdi Cabaas Yuusuf

Dhamaan Dadka kor ku xusan oo Kala jooga Puntland,  Kenya, Emaaraadka, China, Yurub iyo Maraykanka waxay Tahniyad Aroos u dirayaan Caruuska C/qaadir Aadan Yuusuf iyo Aroosada Fartuun C/nuur Axmed oo aqalgalkoodu ka dhacay magaalada Boosaaso. Waxaan leenahay Illaahay idankiis isku barakooba, ilaahayna idinku arsaaq Caruur Wiilal iyo Gabdho wanwanaagsan oo baari idiin noqda Aamiin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles