Waxaa tacsi loo dirayaa qoyskii iyo Eheladii ay ka baxdey Alla ha u naxariirtee Marxuumad Xaawo farah Cali ( sanyare) oo ku gèeriyootey Boosaaso taariikhda : 10/22/2014.
Waxaa tacsiidaan diraysaa Khadra Cabulahi Faraax (Sanyare ) oo joogta Seattle Washington , una diraysaa Dadka Hoos Ku qoran;-
1- Cabulahi faarax Cali (Sanyare )
2-Cabdirahman Faarax Cali (Sanyare )
3-Abyan Faarax Cali (SanYare )
4-Yasiin Faarax Cali (Sanyare )
5-bashir Faarax Cali (Sanyare )
6- Mohamed Faarax Cali (SanYare )
7-Khadijo Mohamed yusuf )
8- Ramla Mohamed Yusuf
9- Safiya Sheikh Cali
10-Abukar Cali Ahmed
11-saciid Cali Ahmed
12-saciid Abyan ciigaal
13-Dahir Mohamed Faarax (Fantulle)
Damaan Qaraabadii , eheladii iyo caruurtii ay Ka geerayootay marxuumad xaawo farah Cali ( Sanyare ) ilaahay samir Iyo Imaan ha naga siiyo ( Amiin) .
www.puntlandi.com.