Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso waraysi– Madaxweyne Gaas “Dhulka Puntland macdanta ku jirta Cid aan anaga ahayn kama hadli karto shir looga hadlayana hadaan ka maqanahay waxba kama soconayaan”

$
0
0

gaas waraysiMadaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo booqasho shaqo ku jooga UK ayaa maanta waraysi siiyey laanta afsoomaaliga ee BBC-da, Madaxweyne Gaas ayaa ka warbixiyey shirka Maalgashiga Afrika oo Madaxweynaha Puntland si gaara loogu casumay, Madaxweyne Gaas mar waxlaga waydiiyey Shir ka dhacay London 22 oktoobar oo iisna lasheegey in looga hadlayay Shidaalka Soomaaliya wuxuu sheegey Madaxweynuhu in shirkaas aysan Puntland goob joog ahayn, Shirkii ku saabsan shaqo laga qabanayo Puntland oo aysan Puntland goob joog ka ahayna nin walbaa waa ogyahay inuusan soconayn”. ayuu yiri Mudane Gaas.

Hoos ka dhagayso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles