Xafladda waxaa ka qaybqaadanaya madax iyo mas-uuliyiin ka tirsan dawladda Puntland.
Waxaa xafladda warbixinno kasoo jeedin doona madaxda jaaliyadda, aqoonyahanno, odayaal, iyo waxgaradka waddankan Finland.
Xafladdu waxay u furantahay dhammaan jaaliyadda Puntland ee Finland. Waxaa xafladda lagu soo bandhigi
doonaa madadaalo qancindoonta kasoo qaybgalayaasha, sidoo kale waxaa iyana diyaar ah cunto iyo
cabbitaano kala duwan.
↧
Ogaysiis Xaflad lagusoo dhaweynayo Wakiilka cusub ee Puntland usoo magacawdey Finland oo Helsinki ka dhacaysa
↧