Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuum Maxamed Farax Dhagaweyne oo Gaalkacyo ku geeriyoodey 10 okt.

$
0
0

tacsiWaxaa Tacsi loo dirayaa Caruurtii, Ehelka iyo Qaraabada Marxuum Maxamed Farax Dhagaweyne oo 10 oktoobar 2014 ku geeriyoodey Magaalada Gaalkacyo.

Waxaa marxuumka illaahay uga baryeynaa jano waarta iyo dambi dhaaf, Qoyskiisiina in Illaahay samir iyo iimaan ka siiyo.

Aaaaamiiin Aaaamiiin
Aaaaamiiin Aaaamiiin
Aaaaamiiin Aaaamiiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles