Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Dood xiiso leh oo xildhibano ka tirsan DF ay cadeeyeen in Dastuurka waxlaga badalaay in laga hadlana ay hortaagan yihiin Villa Soomaaliya

$
0
0

Barnaamijka Waxay ila tahay ee maanta oo jamce ah ka baxay BBC laanta af-soomaaliga ayaa looga doodey arimaha Soomaaliya ee maaanta taagan, Barnaamijka Waxaa ka qaybqaadanaya Af Hayeenka Dowlada Puntland Axmed Cumar Xirsi (Libaax joore), Daahir Mire Jibriil oo ah Siyaasi ku xeeldheer Arimaha Geeska Afrika, Wasiir ku Xigeenka Wasaaradaa Warfaafinta Dowlaada Federaalka Cabdishakuur Mire Cali iyo laba Xildhibaan oo ka tirsaan Dowlada Federaalka oo kala ah Bashiir Ugaas Daamdaamle iyo Ibraahim Suleymaan Ilkacase.

Dooda oo aad u xiisa badan Waxay Xildhiibaanadu caadeynayaan in Dastuurka Dowlada Federaalka Wax laga badaley, oo eedeymaha ka yimid Puntland waxa hortaagan in laga hadlo waa xafiiska Madaxweynaha iyo madaxweynaha ruuxiisa.
dooda waxaa la cadeeyey in Baarlamaanku uusan shaqadiisa qaban karin sababtoo ah waxaa ka hortaagan Villa Soomaaliya.
Dooda waxaa kaloo kamid ah arimaha jubooyinka, waxaa kaloo looga dooday Shrikadaha heshiiska lala saxiixdey, Xildhibaanadu waxay kaloo cadeynayaan in xukuumada Federaalku ay kashifantay.

Hoos ka dhagayso dooda oo xiisa badan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles