Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda jaaliyada puntland ee degan magaalada Perth, Galbeedka Australia

$
0
0

ogaysiisWaxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee degan magaalada Perth iyo nawaaxigeeda in ay Magaalada ka dhici doonto Xaflada xuska Sanad guurada 16-aad ee Aas-aaskii Puntland, xaflada oo ah mid si heer sare ah loo soo Agaasimay

taariikhda 23/08/2014.

Xafladaan waxaa soo qabanqaabiyay Jaaliyada Puntland ee Galbeedka Australia magaalada Perth.

Goobta iyo xilig ay xafladu dhacaysao nooma aysan soo gudin qabanqaabiyayaashe ee kala xiriira
Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Perth

1.Maxamad Saciid Muuse Gudoomiye ku xigeenka jaaliyada puntland

2.Axmad Maxamad Shabeel.

Hadaba reer Puntland,yaan loo kala harin xuska maalinta qiimaha wayn ino leh ee la Aas-aasay Puntland-ta aan dhamaanteen wada jecelnahay.

www.puntlandi.com.

 

 

 

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles