Kooxda Kubada Koleyga Magaalada Garowe ayaa si heersare ah loogusoo dhaweeyey Magaalada Toronto ee Dalka Canada, Xaflada soo dhaweynta oo ay kasoo qaybgaleen bahda sportiga Toronto, Aqoonyahano iyo shacab.
Kooxda Garowe Basketball ayaa guul wayn kasoo hoyisey Tartankii kooxda magaalooyinka Bariga iyo bartamaha Afrika, iyadoo Garowe ay gashey kaalinta labaad.
Hoos ka daawo Xaflada soo dhawaynta