Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Video Abuukar Cawaale … Quba Qaadka oo quuta Qudaarta “Laga bilaabo maanta 24 juun 2014 UK Jaadka waa laga manuucay UK, waana sharci daro maanta laga bilaabo”

$
0
0

cawaale1111Maanta oo 24 juun 2014 ah Waxaa si rasmi ah UK uga hirgalay Sharciga manuucaya Qaadka, iyadoo Bileyska UK ay hada kadib Qaadka u ugaarsanayaan sida daraagada, qofkii lagu qabto laan jaada waa Ganaax iyo Xarig.

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee UK iyo Yurubta kale ayaa aad usoo dhaweeyey manuucida Qaadka iyo talaabada ay qaadey dowlada Ingiriiska oo ahayd wadada qura ee Qaadka Yurub kasoo galo, waxaana maanta la xirey ishaas jaadku kasoo gali Jirey Yurub.

Hoos ka daawo dardaaranka Abuukar Cawaale.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles