Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wafdiga Turkiga oo maanta ka ambabaxaya Bosaso

$
0
0

Wafdigii balaaraa ee ka socdey Dalka Turkiga oo Xalay u hoyday Bosaso ayaa maanta ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

Wafdiga ayaa xalay kulmo goos goos ah la qaatay Masuuliyiin iyo Ganacsato reer Puntland ah.

Dowlada Turkigu waxay hada usoo jeesatey iney Balaariso kaalmada ay u fidineyso Soomaaliya, Waxayna hada bilaabayaan iney mashaariic wax ku ool ah ka hilaabaan Deegaannada Puntland.

puntlandi
Bosaso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles