Dhamaan Jaaliyada Jubaland ee Magaaladda Stockholm waxaa la ogeysiinayaa iney ka soo qeybgalaan Xaflad balaaran oo lagu soo
dhaweynayo waftiga Jubbaland ee Martida inoo ah, kuwasoo u yimid kasoo qaybgalka Shirka Sweden.
Waxaa lagu qabanayaa
Jubba Restaurang
xaafadda Akalla
Arbacadda 11 juun
saacadda 18:30
Wixii dheeraad ah la xiriir,
Nur Aden TLF. 070-002 96 58 ama
Nasi Rashid TLF. 076-210 99 73
Mahadsanidiin,
Jaaliyadda Jubbaland ee Stockholm.