Nairobi–9 Juun,2014–Pi– Waxaa Xalay (7 juun 2014) ka duulay Nairobi Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee Jubbaland Mudane Abdighani Abdi Jama iyo la taliyaha Madaxweynaha Mudane Abdi Ali Raghe.
Wafdiga waxaa ka mid ah ilaa 4-xubnood oo ka socda Jubbaland Rugta Gancsiga iyo Warhadaha Jubaland (Chambers of Commerce and Industry, JCCI).
Madaxda Jubaland uga qaybgalay shirka ay soo qaban qaabisey Dowlada Sweden ee looga hadlayo Ganacsiga iyo MaalgshigSoomaaliya ayaa Stockholm waxay ku beegan yihiin siniinta(10juun) galabnimada 15:00pm.
Inta ay ku sugan yihiin Sweden waxaa la kulmayaan shirkado Swedish ah oo danyenaya in ay maalgeshi ku sameeyaan Jubbaland.
Marka uu dhamaado Sirku waxaa laga yabaa in uu Wafdigu la kulmi doonaan Jaaliyada Jubaland ee Sweden
Puntlandi.com
Nairobi