Warar aan hada helney ayaa sheegey in Maxamed Saciid Atam oo ahaa hogaamiyihii Al-shabaabka Buuraha Galgala uu isu dhiibey Dowlada Feferaalka, Mana cada xiliga iyo goorta uu tagay Muqdisho.
Maxamed Saciid Atam wuxuu maanta isudhiibey Dowlada Feferaalka.
Atam oo ah hogaamiyaha Al-shabaabka ka dagaalama Buuraha Galgala ee Puntland ayaa waxaa loo heystaa inuu ka dambeeyey falak Argagoxiso oo siyaabo kala duwan uga dhacay Puntland kuwasoo boqolaal ruux ku nafwaayeen.
Faahfaahinta warkaan kala soco Puntlandi.