Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Fadeexad– Shirkadii shidaalka ee DF la saxiixatey heshiiska oo leeyahay nin tuug ah shirkado horeyna dhacay

$
0
0


Shirkada SOMA OIL & GAS EXPLORATION LIMITED oo ah shirkadii ay Dowlada Federaalku heshiiska la saxiixatey todobaadkii hore ayaa lasoo ogaadey iney tahay shirkad aan jirin oo sanadkaan gudihiisa la sameeyey, tasoo uu ka dambeeyey sameynteeda nin Hindi ah Mr. Basil Shiblaq oo caan ah inuu shirkado intuu sameeyo uu ka dib ka dhaadhiciyo Bangiyada in shirkadii kacdey.

Shirkadaan waxaa sameynteeda ku lug leh rag Soomaali iyo Cadaan Ingiriisa waxaana ka dambeyey nin kaan Hindiga ah, ujeeda loo sameeyeyna waxaa weeye in ay waxka dhacaan Barnaamijka NEW DEAL ee Midowga Yurub wadaan.

Qoraal dheer baan idiin soo wadnaa oo ku saabsan Dadka Shirkada ka shaqeeya iyo kuwa maamula asalkoodu waxay ahaayeen.

Linksika hoose riix si aad u akhrisatid Fadeexada shirkada

http://puntlandi.com/soma-oil-gas-exploration-limited-mr-basil-shiblaq-has-resigned-from-four-companies-and-had-involvement-in-at-least-ten-dissolved-or-bankrupt-companies/

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles