Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

SAWIRO:- Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Abdiweli Gaas Iyo Madaxweynaha Dawlada Yemen Madaxweyne Abd Rabbuh Mansur Hadi oo Maanta Kulmay

$
0
0

Axad 04, 05, 2014 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa maanta kulan rasmi ah kula qaatay Madaxweynaha Dawlada Yemen Mudane. Abd Rabbuh Mansur Hadi.

Kulanka labada madaxweyne oo ka dhacay qasriga madaxtooyada dawlada Yemen ee magaalada Sanca ayaa ahaa kulan ahmiyad gaar ah leh, kaas oo muujinayey saaxiibtinimada soo jireenka ah ee ay lee yihiin labada wadan.

Madaxweynaha dawlada Puntlkand ayaa kulankiisii maanta ee uu la yeeshay madaxweynahada dawlada Yemen waxaa ku weheliyey weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey.

Dhinaca kale waxyaabihii looga wadahadlay kulankii maanta ay yeesheen madaxweynayaasha Puntland iyo Yemen ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta xidhiidhka labada wadan, adkaynta amniga iyo kor u qaadida xidhiidhka gannacsi ee qotada dheer ee ka dhaxeeya labada wadan..

Sidoo kale waxaa iyana waxyaabahii aadka looga wada xaajooday ka mid ah dhinaca xiriirka wada shaqayneed ee dhinaca siyaasada labada wadan iyo sidii la isu dhaafsan ama la isu waydaarsan lahaa laba Qunsiliyadood oo laga kala furo magaalooyinka Sanca Iyo Garoowe, amuurtaasi oo la isku afgartay.

IMG_2246

IMG_2247

IMG_2250

IMG_2252

IMG_2253

IMG_2257

IMG_2260

IMG_2261 - Copy

IMG_2264 - Copy

IMG_2267

IMG_2274

IMG_2282

IMG_2284

IMG_2294


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles