Xilli uu goor dhoweyd u dhoofayay Magaalada Kinshasa ee Dalka Kongo xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka Jonh Kerry ayuu gacan qaadey Madaxweyne Xasan Sheikh, waxaay labada Masuul ka dib wada qaateen kulan gaaban .
Kulanka ayaa lagusoo qaadey arimaha Soomaaliya .
Faahfaahinta warkaan kala soco wararkayaga dambe siina daawo sawiro hordhac ah.