Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdigìi uu hogaaminayay ayaa saaka waabarigii gaarey Caasimada Dalka Yemen ee Sanca.
Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo Dhaweeyey laba wasiir oo ka tirsan Xukuunada Yemen.
Madaxwey Gaas iyo Wafdigiisu waxay booqasho rasmi ah oo laba cisho ah ku joogi doonaan Yemen .
Faahfaahin iyo sawirada kala soco wararkayaga maanta oo Sabti ah.
Puntlandi.com
Dubia