Dowlada Puntland ayaa ku dhawaaqdey iney gabi ahaan xiriirkii u jartay dowlada Federaalka ah sida ku cad Warsaxaafadeed caawa kasoo baxay Dowlada Puntland, Dowlada Puntland ayaa Warsaxaafadeedka ku faahfaahisey sababaha keeney in ay Xiriirka u jaraan Villa Soomaaliya.
Hadalka kasoo yeerey