Iyadoo maalmahaan ay Gudigii Madaxweynaha Puntland u xilsaarey dhismaha Deegaanka Gaalkacyo iyo Xarfo ay howlahooda ku guda jireen iyagoo ku sugan Degmada xarfo ayay waxay siweyn ugu guuleysteen iney dhisaan Golaha Deegaanka ee Degmada Xarfo iyadoo markii hore ay adkaatey soo xulida murashixiinta qaarkood laakiin markii dambe waaa la dhameeyey carqabadihii hor yaaley.
Gudiga Deegaanka Degmada xarfo ayaa hada si rasmi ah u howlgalaya waxayna maanta doorteen Gudoomiyaha cusub ee degmada oo ay u doorteen Cabdifataax Kalagure.
Faahfaahinta warkaan kala soco wararkayaga dambe
Puntlandi.com
Buurtinle