Wafdigii Madaxweyne Gaas oo wali ku sugan Adis ababa ayaa Subaxa Jamcada waxay u duulayaan Dalka Yemen halkasoo Madaxweyne Gaas uu Casumaad ka heley dhigiisa Yemen.
Soda ay Puntlandi warka ku heleen Madaxweynaha oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga iyo Wasiirka Waxbarashada Puntland waxay mudo Sadex cisho ah booqasho rasmi ah ku joogi doonaan Dalka Yemen.
Todobaadka soo socda bartamihiisa ayay dalka kusoo laabanayaan Wafdiga Madaxweyne Gaas.
Puntlandi.com
Adis ababa