Dhammaan jaaliyadahada puntland waxaa lala socodsiinayaa in in la qabanaayo xaflad lagu taageeraayo duqa dagmada gaalkacyo C/casiis jaamac (nugaal iyo golaha deegaanka cusub .
Xaflada waxaa lagu qaban doonaa goobta iyo waqtiga soo socda: Ciwaanka:
Tøyen bekken 5
ka soo horjeedka basarka
Taariikh: sabti,
3/4/2014,
Waqtiga:
17:00GALABNIMO
Wixii ku saabsan sida loo imaan karo goobta xaflada kala soo xiriir telefoonada hoos ku qoran
maxamed Cali qood. 40059719
Mahad xai kili 45543644
Abdi Rabi 45800285
xassan wardheere 40090675
Amplbashator cumar 45546494