Quantcast
Channel: admin
Viewing all 3508 articles
Browse latest View live

BREAKING NEWS–Xarunta AMISOM ee Suuqa Xoolaha oo lasoo weeraray

$
0
0

breaking-nes-150x63-1Kooxo hubeysan oo aan la hayb garanayn ilaa hada ayaa weerar gaadmo ah kusoo qaadey Saldhig ay Ciidamada Amisom ku leeyihiin Waqooyiga Muqdisho merl u dhow Suuqa Xoolaha.

Sida ay wararka ku helayaan Howlwadeenada Puntlandi ee Muqdisho Dad daris la ah Saldhiga ayaa ku waramaya in Xabad xoogan oo laba dhinac u dhacaysaa ay hada ka socoto nawaaxiga Saldhiga.

Faahfaahin intaas dheer lagama hayo weerarka waana maalintii sadexaad oo weeraro is xiga ay gilgilaan Muqdisho.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.


Tahniyad Aroos.. Cabdiladif Yaasiin Macallin Cabdulle iyo Maryan Cabdiyare Cabdulle-gaashaan oo ku aqal galay Buurtinle

$
0
0

TahniyadWaxaa shalay 26.02.2016  oo Jimce ahayd ku aqalgalay Degmada Buurtinle ee Gobalka nugaal

Cabdiladif Yaasiin Macallin Cabdulle iyo marwadiisa Maryan Cabdiyare Cabdulle-gaashaan

Familka iyo asxaabta oo kala ah

Cabdulqaadir Yaasiin macalin cabdulle  iyo xaaskiisa Caasha Haybe aadan gurey

Hanad cabdulqaadir yaasin macalin cabdulle

Farxaan cabdulqaadir yaasiin macalin cabdulle

Xamza cabdulqaadir yaasiin macalin cabdule

Farxiyo cabdulqaadir yaasiin macalin cabdulle

Cabdirisaaq Cabdiraxmaan macalin cabdulle iyo xaaskisa

Maxamad haadi cabdirisaaq macalin cabdulle

Faadumo yaasiin macalin cabdulle

shaafici maxamad aadan

Farxiyo yasiin macalin cabdulle

liibaan maxamed cabdi

Maymuun Yaasiin macalin cabdulle

sheekh cabdulqaadir ahmad

asxaabta intii telefonka uga hanbalyaynaysa (002529-06-040979).

Waxaan idin leenahay noqda kuwii isku waara oo ubad Dalkooda iyo Diintooda wsx tara kala hela.

HAMBALYO HAMBSLYO HAMBALYO

Tacsi–Nabadoon Xasan Cuuke Afcade oo Gaalkacyo ku geeriyooday

$
0
0

tacsiiWaxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii, Ehelkii,Qaraabadii iyo Asxaabtii Alla ha u naxariistee Nabadoon Xasan Cuuke Afcade oo Xalay ku geeriyooday Magaalada Gaalkacyo.

Waxaa sidoo kale loo tacsiyeynayaa guud ahaan Shacabka Gaalkacyo geerida ku timid Nabadoon Xasan Cuuke oo caan ka agaa Gobolka Mudug.

Waxaan illaahay uga baryaynaa jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaaamiin Aaamiin

Madaxweyne Gaas oo safar shaqo ku tagi doona Canada

$
0
0

gaaasMadaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dabayaaqada Todobaadkaan wuxuu safar gaaban ku tagi doonaa Dalka Canada.

Madaxweynaha ayaa laguwadaa inuu kulamo la qaato Masuuliyiinta Dowlada Kanada.

Wuxuu kaloo Madaxweynuhu la kulmi doonaa Jasliyada Soomaaliyeed ee Ku nool Magaalada Toronto.

Madaxwrynaha oo iminka ku sugan Magaalada New York ayaa hprey wuxuu ula kulmay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Maraykanka.

Puntlandi.com
USA

Ogaysiis ku socda Reer Canada “Xaflada soo dhaweynta Madaxweyne Gaas”

$
0
0

GaaasMadaxweynaha Dowlada Puntland ayaa galabnimada sabtida 5 Maarso 2016 wuxuu la kulmi doonaa(Insha Allah) Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda.

Kulankaas Madaxweynuhu wuxuu ka jeedin doonaa khudbad uu uga waramayo Xaalada guud ee Soomaaliya, Wuxuu kaloo Madaxweynuhu ka warbixin doonaa Puntland.

Goobta iyo Wakhtiga ka eeg hoos

Saturday March 5th
Sheraton Convention Center 801 Dixon Rd time 8.00 pm

Wakhtiga ha la illaaliyo waayo On time ayay munaasabadu bilaabaneysaa.

Tacsi–Marxuumad Faadumo Abshir Daahir Dhimbil oo maanta ku geeriyootay Gaalkacyo

$
0
0

tacsiiWaxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyska Reer Dhimbil geerida ku timid Faadumo Abshir Daahir Dhimbil oo Maanta ku geeriyootay Magaalada Gaalkacyo.

Waxaan illaahay uga baryaynaa marxuumafa Jano waarta iyo Dambi dhaaf Aaaaamiin Aamiin.

Caruurtii, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo Iimaan baan Illaahay uga baryaynaaa.

Aaaaaaamiiin Aaaaaamiiin

VIDEO– SOMALI DENTIST HELPING REFUGEES IN OSLO

$
0
0

Screenshot_2016-03-01-07-59-10-1On a dark and snowy afternoon in central Oslo, the Muslim call to prayer rings out in a small dental practice above a pizza restaurant. A computer issues the call automatically five times a day so patients and staff can stop to pray

Many patients here have immigrant or refugee backgrounds. Some have never been to a dentist before, and they need a lot of help and education about dental hygiene.

“I have days when I feel I’m making a difference, and others when I am drained,” says Amal Ali, a Swedish Somali dentist working at the practice.

When Ali’s family fled to Sweden in 1991, they hoped it would be just a brief stay until the civil war in Somalia was over.

Now Ali, 29, has become one of a tiny handful of Somali Swedes to qualify as a dentist, but her route into dentistry was not easy. When she first graduated, she was the only dentist with darker skin and who wore the hijab, the Islamic headscarf.

“In the beginning it was very tricky being different” she says. “But then when I opened my mouth and they heard my Swedish and Gothenburg accent, they just let it go – and we could have fun.”

Sweden opened up enormous opportunities for an ambitious young woman, and by staying positive and not focusing on negative attitudes she proved that refugees can succeed. The situation for arrivals in Scandinavia is harder than 25 years ago, Ali says, but she believes they can still do the same as she did.

“Try to fulfill your dreams, because you came to a country where you can. Come here with an open mind and try to use all the opportunities you can get. It is going to be a struggle, but it’s a struggle wherever you are in the world.”

Early in 2015, Ali made the decision to take her career in a new direction. When an opportunity arose to work with predominantly Somali patients in Oslo, she felt it was a rare chance to get experience of treating people with the same background as her own.

 “I had always thought about opening my own practice, and I know for a fact that many of the Somali community in Sweden will come to me for dental care, so I want to be prepared for that,” she says. 

But in Oslo she is also learning to be a role model for other immigrants. Her patients in Oslo find it very unusual to be treated by a Muslim woman. Young women want to talk to her about their dreams, education and ambitions. Somali men ask to bring their daughters just so they can see her and confirm that there is such a thing as a female, Somali dentist, Ali says. 

Some of the men mistake her for the receptionist. But then their attitude shifts, she says. “They become so respectful that you are female and you have made it. It is very common that this happens, because they have not met a female Somali dentist before – but when they do they have huge respect.”

Some refugees come to Scandinavia with a goal.They pursue it regardless of whatever obstacles they encounter, Ali says. Others, however, have given up and feel that they will never be accepted by society, no matter what they do. 

“There is no bridge between those groups,” she says. “I would like to be that bridge and say, ‘yes, it was difficult, it wasn’t easy going through university to become a dentist, wearing the scarf, having your religion, praying five times a day, wanting to be a decent Muslim and at the same time be an excellent student. But you can do it. It’s difficult, but you can.’”

Ali says she feels 99% Swedish. But working in Oslo – her “little Somalia”, as she calls it – is also a reminder of the obligations she feels to the people in Somalia. Whenever she visits the country she tries to work part of the time as a volunteer dentist.

“Not all Somalis were given the chance to come to Sweden and get a higher education, for free, like I was,” she says. 

“For me to just work and pay taxes would be disrespectful to the people back home, that I don’t give back. I need to do something to show that I am still Somali also – while at the same time having a Swedish identity.”

Amaanka Miqdisho ee faraha ka baxay oo Madaxweyne Xasan ku khasabtay inuu baajiyo safarkiisii Sweden, Warsaxaafadeed ay Sweden kasoo saartay

$
0
0

Amaan xumada weyn ee saameysay Muqdisho ayaa keentay in Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud uu ka baaqday safarkiisii uu Sweden ku iman lahaa todobaadkaan.

Warsaxaafadeed kooban oo ay soo saartey Dowlada Sweden ayaa sidaas lagu sheegay.

Hoos ka erg Warsaxaafadeedka

Besöket av Somalias president Hassan Sheikh Mohamud i Stockholm är inställt

Efter helgens terrordåd i Somalia har president Hassan Sheikh Mohamud tvingats skjuta upp sitt besök i Sverige. Besöket var planerat äga rum den 2 mars.


Tacsi ka timid Reer Oslo ” Geerida Nabadoon Xasan Cuuke”

$
0
0

tacsiiJaaliyada Norway ayaa ka tacsiyeynaya geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Nabadoon Xasan Cuuke oo shalay 29.02.2016 ku geeriyoodey Magaalada Gaalkacyo.

Waxaan illaahay uga baryaynaa Nabadoonka Inuu janatul Fardowsa ka waraabiyo.

Aaaaamiiin Aaamiiin

Xubnahaan hoose ayaa tacsida diraya

H. Abdikarim Shirdon Geeraare
Jaamac Warsame Laaluf
C/risaaq maxmad maxamuud
Nabadoon Bashiir  Mohamud Af-gaduud
Maxamed Farax  Xirsi
Abdirizaq Cali Jaxaf
Xasan  Cali Saylaan
Cabdulaahi Maxamed Aden Mataan
Maxamed Cabdulaahi -Shuuriye  Cali Bagaag
Cumar Aden Aadan  Xuseen
Maxamed Sheekh Axmed Ibrahim
Cabdi Salaat Maxamed
Sayruuq Maxamed Jaamac
Maxamed Maxamud Duba-Sare
Maxamud Cabdulle Cabdi-Xoosh
Axmed Farax Cali Bahal
Maxamud Muuse Cali Maad
Maxamud Xirsi Warsame
Cali Axmed Jaamac
Cumar Nuur Dambalaas
Nadiifo Yaasiin Cabdi Xoosh
Fowsiya Jaamac Nugaal
Faadumo Jaamac Dhabanweyn
Farxiya Maxamud   Faacuul
Xasan Maxamed Nuur 

Tacsi– Marxuum Maxamed Abshir Walde oi Nairobi ku geeriyooday

$
0
0

Waxaa galabta Nairobi ku geeriyooday Marxuum Maxamed Abshir Walde , Marxuum Maxamed Abshir Walde wuxuu ahaa Siyaasi iyo Ganacsade ruug cadaa ah.

Maxamed Abshir Walde Wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii Puntland wuxuuna ahaa shir gudoonkii shirkii ugu hoteeyey ee Puntland lagu aasaasay.

Jaaliyada Puntland ee Dalka Kenya ayaa ka tacsiyeynaya geerida Marxuumka.

Waxaan illaahay uga baryeynaa Marxuumka jano waarta iyo dambi dhaaf.

Waxaa tacsi guud loo dirayaa awladii uu ka tagay iyo guud ahaan ehelkiisii.

AAAAMIIIN AAMII

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeynaya Geeridii Halyey Maxamed Abshir Walde

$
0
0

gaaasMadaxweynaha Dowlada Puntland oo ku hadlaya Magaca labada Gole ayaa shacabka Soomaaliyeed wuxuu uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alla naxariistii jano kaka waraabiyee Marxuum Maxamed Abshir Walde oo maanta ku geeriyoodey Magaalada Nairobi.

Madaxweynuhu wuxuu tacsi gaara u diray Caruurtii marxuumku ka tagay, Ehelkiisii iyo Asxaabtiisii.

Madaxweyne Gaas isagoo ka tiiraanyeysan Geerida Marxuumka wuxuu illaahay uga baryey jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaaamiin Aamiin
Aaamiin

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Faroole oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Maxamed Abshir Walde

$
0
0

12790986_955827844524245_4694852355063070631_n-1-1Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Maxamed Abshir Walde.

“Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Qoyskayga, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Caruurtii , Ehelkii iyo guud ahaan Shacabka Puntland geeridii ku timid Marxuum Maxamed Abshir Walde oo galabta ku geeriyoodey Magaalada Nairobi.

Maxamed Abshir Walde wuxuu ahaa nin Soomaalinimadu ku wayntahay, wuxuu ahaa saaxiibkey Waxaan illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.”

Aamiin Aaamiin

Gen. Maxamed Abshir, Xirsi Bulxan iyo Fisiko oo ka tacsiyeynaya geeridii Marxuum Maxmad Abshir Walde

$
0
0

INNAA LIL LAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Ayaamo Mugdi ah oo Soomaaliya la soo gudboonaadey Geerida Muxammad Yuusuf Abshir Waldo  

Annagoo ah:
Xirsi Bulxan Faarax
Cabdulqaadir Nuur Salaad (Fiisiko)  
Cabdiraxiim Maxamed Abshir Muussa

Iyo  Annigoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba,

Annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Muxammad Abshir Yuusuf Waldo, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Marwo Faa’iza Cabdalle, Xaaskii Mohamed Yusuf Abshir Waldo, ilmihiisa, reer Abshir Yusuf Waldo, dhammaan qaraabadiisii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Allah ha naxariiste Marxuumka walaalkay Muxammad Abshir Yuusuf Waldo waxaan isla soo kifaaxnay mudo dheer. Eebbe Weyne Marxuumka Jannatul Fardowsa ha geeyo innagana Samir iyo Iimaan ha inaka siiyo.

Aamiin…Aaamiin INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN  

Siyaasi Cali Xaaji oo Ka tacsiyeynaya geeridii Marxuum Maxamed Abshir Walde

$
0
0

Waxaan ka tacsiyeynayaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Alle ha u naxariistee Maxamed Abshir Weldo oo runtii ahaa halyey qaran, qoraa, aqoonyahan gaar ahaan xagaafe warfaafinta. Maxamed Alle ha u naxariistee 1968 ayuu ka qaatey shahaadada 2aad ee Masters Degree Columbia University ee dalka Mareykanka, wuxuuna ka soo shaqeeyey BBC Somali Service lixdameeyadii, wuxuuna kaloo madax/maamule ka noqdey idaacadii Qaranka Soomaaliyeed markii la isku daray Radio Muqdishu iyo Radio Hargeisa 1964. 

Wuxuu ahaa waxgarad cid walba oo barataa ay ku farxeyso barashadiisa, gaar ahaan dhallinyarada oo uu la wadaagi jirey khibradiisa iyo waayihii adduunka.

Alle ha u naxariisto Maxamed Abshir Weldo, qabrigana ha u waasiciyo. Aamiin Aamiin

Ali Xaaji Warsame

Buuga tacsida– Marxuum Maxamed Yusuf Abshir Walde

$
0
0

walde
INNAA LIL LAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

image-215b3547686a3bf7158da2174112275e95b2590079bbb71c54f67b917ca65d19-V-1-1Illaahay naxariistii jano haka Waraabiyee waxaa maanta 5 Maarso 2016 Nairobi ku geeriyooday Siyaasi ahaana Ganacsade Maxamed Abshir Walde.

Marxuumku wuxuu taariikh weyn ku lahaa gayiga Soomaaliya, Kadib markuu 1968dii kasoo qalin jabiyey Jaamacada Columbia University Journalism School (MA in Mass Media) wadanka Maraykanka, wuxuu ku biiray BBC oo uu kasoo shaqeeyey, wuxuu soo noqdey Madixii Wakaalada Wararka Soomaaliya.

Wuxuu ahaa Siyaasi ruugcadaa ah isla markaasna wuxuu ahaa Qoraa dhowr buug qoray.

Waayadii dambe Marxuumku wuxuu qayb wayn ka qaatay dib usoo nooleynta Soomaaliya isagoo dhinaca kalane ahaa ganacsade.

Taariikda Marxuumka oo buuxda kala soco Puntlandi maalmaha soo socda…

WAXAA TACSI AAN LASOO KOOBI KARIN LOO DIRAYAA XAASKII MARXUUMKU KA TAGAY MARWO FA’IZO CABDALE IYO CARUURTIISII IYO GUUD AHAAN REER ABSHIR WALDE


TACSIDA VIP- KUSOO DIRA
123@puntlandi.com

Tacsida Jaaliyadaha iyo shaqsiyaadka kusoo dira
info@puntlandi.com

—-”””——

gaaasMadaxweynaha Dowlada Puntland oo ku hadlaya Magaca labada Gole ayaa shacabka Soomaaliyeed wuxuu uga tacsiyeeyey geeridii ku timid Alla naxariistii jano kaka waraabiyee Marxuum Maxamed Abshir Walde oo maanta ku geeriyoodey Magaalada Nairobi.

Madaxweynuhu wuxuu tacsi gaara u diray Caruurtii marxuumku ka tagay, Ehelkiisii iyo Asxaabtiisii.

Madaxweyne Gaas isagoo ka tiiraanyeysan Geerida Marxuumka wuxuu illaahay uga baryey jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaaamiin Aamiin
Aaamiin
—–””"”"”—””
camayMadaxweyne Xigeenka Dowlada Puntland Mudane Cabdixakiin Cumar Camey ayaa ka tacsiyeeyet geerida Marxuum Maxamed Abshir Walde, Wuxuuna Madaxweyne Xigeenku tacsi u diray Xaaskii iyo Caruurtii uu marxuumku ka tagay iyo guud ahaan Qoyska ReerWalde.

Madaxweyne Xogeenku wuxuu kaloo tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Puntland wuxuuna Marxuumka Illaahay uga baryayaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.
Aaaamiin Aasmiin
—–”"”"—-”’–

12790986_955827844524245_4694852355063070631_n-1-1Madaxweynihii hore ee Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Maxamed Abshir Walde.

“Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Qoyskayga, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Caruurtii , Ehelkii iyo guud ahaan Shacabka Puntland geeridii ku timid Marxuum Maxamed Abshir Walde oo galabta ku geeriyoodey Magaalada Nairobi.

Maxamed Abshir Walde wuxuu ahaa nin Soomaalinimadu ku wayntahay, wuxuu ahaa saaxiibkey Waxaan illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.”

Aamiin Aaamiin

——”"”"”—”
Isimada Puntland ayaa tacsiyeeyay Geerida ku timi Siyaasi ahaana Ganacsade Marxuum Maxamed Abshir Walde oo ku dhintay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Isimada oo dhambaal tacsi ah soo gaarsiiyay Warsidaha Puntlandi,ayaa Marxuumka EEBE uga baryay Janatu Fardawsa.

”Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa annagoo ah Isimada Puntland Ehelada,qarabada iyo guud ahaan Ummadda reer Puntland ee uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Abshir Walde,wuxuu ahaa Siyaasi caan ah,Ganacsade iyo Qoraa Xil kas ah”Ayuu yiri Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid.

Cabdullaahi Cali Ciid ayaa sheegay in Marxuumku uso adeegay Ummadda Soomaaliyeed,uuna door ku lahaa dhismaha Puntland,wuxuuna sido kale gacan ku lahaa hormarka Puntland.

Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali ”Ciid”.

——-’”"”———-
TACSI KA TIMID QAAR KA MID AH GOLAHA WASIIRADA PUNTLAND

INAAN LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Anagoo kala ah masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaynaa dhammaan qoyskii iyo eheladii  iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed guud iyo gaar ah kan Puntland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid halyey Maxamed Abshir Waldo oo 5tii bishan Maarso 2016 ku geeriyooday Magaalada Nairobi, Kenya. 

Waxaan Illaah uga baryeynaa marxuumka inuu ka waraabiyo Janatul -Fardow, dhammaanteena Samir iyo iimaan naga wada siiyo. AAMIIN

1. Dr. Cali C/llaahi Warsame……..Wasiirka Degaanka Puntland

2. Dr. Abdirahmaan  Jaamac Kulmiye……Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumaysiga PL

3. Dr. Cabdinaasir Cuuke………..Wasiirka Caafimaadka PuntLand

4. Md. Cabdullahi Sheekh Axmed …..Wasiirka Maaliyadda Puntland 

5. Eng. Xasan Xaaji Siciid…….Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada Puntland

6. Gen.  Abdulqaadir Shire Faarax……..Taliye Xigeenka Ciidanka Booliska Puntland

7. Eng. C/llaahi Salax Jaamac…….Wasiirka Wasaaradda Dekedaha Puntland

8. Md. Axmed Yaasiin Saalax…………..Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland

9. Md. Maxamuud Beeldaajiye Faarax …..Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland

10. Md. Maxamuud Max’ed  Cali Gabax………..…Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kaluumaysia

11. Eng. Maxamuud C/nuur Adan Dalab………Agaasimaha Guud ee Hay’ada PHA Puntland

12. Dr. Sayid Max’ed Cabdille Xasan—–CEO -Somtel-Puntland

13. Dr.Max’ed Xuseen Aadan Sardheeye…..Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo

14. Mudane C/qaadir Faarax Bootaan………………Xildhibaan Puntland 

15. Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan….. Agaasimaha Guud ee Ciidamada Badda Puntland

16. Mudane C/qadir Xuseen Nuur Dirir…….Xildhibaan Puntland

——”"”"—–”’
Waxaan ka tacsiyeynayaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Alle ha u naxariistee Maxamed Abshir Weldo oo runtii ahaa halyey qaran, qoraa, aqoonyahan gaar ahaan xagaafe warfaafinta. Maxamed Alle ha u naxariistee 1968 ayuu ka qaatey shahaadada 2aad ee Masters Degree Columbia University ee dalka Mareykanka, wuxuuna ka soo shaqeeyey BBC Somali Service lixdameeyadii, wuxuuna kaloo madax/maamule ka noqdey idaacadii Qaranka Soomaaliyeed markii la isku daray Radio Muqdishu iyo Radio Hargeisa 1964. 

Wuxuu ahaa waxgarad cid walba oo barataa ay ku farxeyso barashadiisa, gaar ahaan dhallinyarada oo uu la wadaagi jirey khibradiisa iyo waayihii adduunka.

Alle ha u naxariisto Maxamed Abshir Weldo, qabrigana ha u waasiciyo. Aamiin Aamiin

Ali Xaaji Warsame

————”’—-
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle (Indhoguran) oo lasoo xiriiray warsidaha Puntlandi xafiiskiisa Garowe ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Maxamed Abshir Walde.

” Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Marwo Faa’iza Cabdalle, Xaaskii Mohamed Yusuf Abshir Waldo, ilmihiisa, reer Abshir Yusuf Waldo, dhammaan qaraabadiisii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Allah ha naxariiste Marxuum Muxammad Abshir Yuusuf Waldo, waxaana Eebbe Weyne uga baryayaa inuu Marxuumka Jannatul Fardowsa ka waraabiyo innagana Samir iyo Iimaan ha inaka siiyo,” ayuu yiri wasiir Indho guran.

Aamiin…Aaamiin INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Puntlandi.com
——”"”"——–
Anigoo ah Agaasimaha Protocolka Madaxtooyada Puntland Abdisalam Hassan Duacaale Murug,

Waxaan tacsi tiiraanya leh u dirayaa dhammaan qoyskii,qaraabadii,asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed geerida Marxuum Maxamed Abshir Waldo Illaahayna waxaan ka baryayaa in uu Janatul Fardawsa geeyo AAMIIM AAMIIN, anaga samir iyo iimaan.
—–:::::”:::—
Illaahay waxaan ugu baryaynaa Walaalkey Mohamed Abshir naxariis badan, qabri nuur badan, qabow, udgoon oo waasica.

Mohamed wuxuu ahaa Saaxiib lama huraana, Aabe macaan, wadani ah oo uusan dadkiisa iyo dhulkiisu mid hilmaami doonin badalkiisana ay dhib noqon doonto.

Mohamed dad yar baa yaqaana wuxuu u ahaa  nin dalka iyo dadkiisa wax walba u hura , wuxuu ahaa ninaan wax u qaban halaaga sheego ama istus tus, waana tabi doona.

Waxaa xagaan tacsi ka diraya Dr. Abdulcadir iyo Xaaskiisii , Faarah cadood iyo Xaaskiisa, Abdisalan Salwe iyo Xaaskiisa,, Farax Salwe iyo Xaaskii Abshiro iyo Caruurteeda si gooniyana waxay tacsi ugu dirayaan Marwadiisa iyo Gabdhihiisa, illaahay dhamaanteen Samir iy iimaan hanaga wada siiyo asagana jana firdowsa allaha ka waraabiyo.

Inaalillaahi wa inaa illaahay raajicuun

Dr. Abdulcadir M Giama (Dr. Dhagacade)

—-”"”——’

Cabdinaasir Xaaji Maxamed Warsamøe
Gudoomiye Xigeenkii hore ee G. Nugaal

Anigoo ah Guddoomiye Kuxigeenkii hore Maamulka Gobolka Nugaal C/naasir Xaaji Maxamed Warsame, Waxaan Tacsi Tiraayo leh U dirayaa Dhamaan Qoyskii eheladdii iyo qaraabadii iyo dhamaan umadda somaliyeed uga tacsiyayn Marxuum Maxamed Yuusuf Abshir Walde,
Allaha u naxariistee Marxuunka wuxuu ahaa sxb aan aad isugu dhawayn samir iyo iimaan allaha Ina kasiiyo allahna waxaan uga baryaynaa in uu janadtul fardawso karaabiyo kitaabkiisana gacanta midig kasiiyo.

Aamiin, aamiin

—–”"”——-

Ku:- Buugga Tacsida Marxuum Maxamed Yuusuf Abshir (Walde

Uj:- Tacsiyayn

Anigoo ah C/Kafi Cabdi Ducaale Qarjab, Waxaan Tacsi Tiraayo leh U dirayaa Dhamaan Qoyskii eheladdii iyo qaraabadii iyo dhamaan umadda soomaliyeed uga tacsiyayn Marxuum Maxamed Yuusuf Abshir Walde,
Allaha u naxariistee Marxuunka wuxuu ahaa Aqoonyahan, Siyaasi iyo Ganacsade Soomaaliyeed, taariikh dheerna ku leh Saaxada Soomaaliya samir iyo iimaan allaha Ina kasiiyo allah na waxaan uga baryaynaa in uu janadtul fardawso karaabiyo kitaabkiisana gacanta midig kasiiyo.

Aamiin, aamiin

—–”"”"”——

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN . KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOWT . 

Anigoo ah Abdikadir Muhyadin Mohamed Hashi waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa DHamaan Uummada soomaaliyeed Gaar ahaan Shacabka Rer Puntland iyo qoyskii eheladii iyo Qaraabadii uu ka geer yooday Marxuum Maxamad Abshir walde , 

waxaa tacis Dirayada Dadka kala ah . 

1. Ex Xildhiban Maxamud Abdiasis Omar ( Cadooye . ) 

2, Muxiyadin  Mohamed Xaashi . 

3. Abdikadir Muxiyadiin Maxamad . ( Dhagawayne ) 

4. Xaawo Maxamad Xaashi . 

5, Guleid Maxamud Abdicasis 

6, Yasin Jamac Cumar ( Taakilo ) 

7. Nabadoon Xirsi Faarax Cigaal 

8, Caaqil Jamac Cumar Dhagad 

Dhamaan Qoysaska Reer Xaashi Xuseen iyo Reer Cadooye Cumar Dhagad waxay ka tacsiyaynayaa Geerida marxuum maxamad abshir walde . 

Ilaahay ha U Naxariisto Marxuun Maxamad Abshir  Walde Waxan si Gaar ah Ugu Tacsiyaynayaa Jaamac Ashir Walde iyo Dhaman ilma abshir walde Xaaskii iyo caruurtii .  ilaahay waxan uga baryaynaa inuu u Naxariisto Marxuunka dandigiisana allaha dhaafo amen amen amen . 

Qore 

Muxiyadin Mohamed Xaashi  Xuseen . 

Mahadsiniid 

———”’—–
Annagoo kala ah : 

1 – Siraji Abdullahi osman 

2 – Suldaan Abdullahi Faarax Rafle 

3 – Mohamud Mohamed 

4-Abdirahman Salaad sh Ahmed Gole 

5 – Abdiaziz Sugulle Mandela 

6-Abdirahman Fifa 

7 – Xaaji Cali Raage 

8 – Xasan Muuse 

Waxaan halkan Tacsi oga direynaa Eheladii iyo qarabadii uu ka Geeriyooday allaha u naxriiste marxuum Mohamed Abshir Walde oo xalay ku Geeriyooday Magaalada Nairobi 

          Aàaaaaaaaamiiiiiiin 

———–””’——”’
Reer Cabdirshiid Farax

Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun! Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayna inuu ilaahay jannatul firdaws ka waraabiyo Maxamed Abshir Walde. Ilaahay ehelkiisa samir iyo iman ha ka siiyo. Waxaa tacsidaan diraya anagoo ah Reer Cabdirashiid Farax, Fadumo Jamac Aale, Ali Jamac Aale iyo dhamaan ilmo Cabdirashid. Waxa leenahay ilaahay swt kitaabkiisa midigta Allaha ka siiyo oo qabriga u waasiciyo. Amin yaa rabb.

———-””——-”’—–

Mohamed Aaden

inaa lilaahi waa inaan ilaahi raajucuum kulu nafsin daa iqatul mowd
inigoo ah Maxamed Aadan Jaamac (sheekeeye)   ahna nin dhalinyara ah oo
reerpuntland kuna sugan caasimada GARAWE ah arday jaamacadeed  waxan
halkaan tacsi oga dirayaa geeridii naxdinta lahayd ee kutimid marxuum
maxamed Abshir tariikhdu markay ahayd 5-3-2016 magalada nayrobi
waxaan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan hanaga siiyo gaar ahaan
ehelkiisii xaaskii iyo caruurtoo guud ahaan umada somaliyed gaar ahaan
puntland

marxuumku waxuu kamid ahaa asaasayashii puntland
——-””’——

Ahmed Saciid

Asc,
Anigoo ah Axmed Siciid Xaaji, waxaan halkaan tacsi uga dirayaa xaaskii iyo caruurtii uu ka tegey iyo dhamaan ehelka Alle ha u naxariistee geerida ku timid Maxamed Abshir Walde,
ilaahay janadii hageeyo inagana samir iyo iimaan, mudo sodon sano ah yaan aqaaney maqal iyo muuqaalba,
Puntlandi mahad-sanidin.

–”””—””—

Xirsi Caynab

INNA LILLAHI WA INNA ILEEHI RAJICUUN!

ALLAHA U NAXARIISTO WALAAL MAXAMED ABSHIR WALDE

OO QALBIGANNAGA KU WAYNA, BULSHADUNA TABI DOONTO.

SAMIR & ADKAYSI ALLAHA SIIYO QOYSKA

KITAABKIISA MIDIGTA ALLAHA KA SIIYO

——”’——

Eng. Ahmed Ali Mire

Dr. Hassan Ali Mire, Dr. Abdullahi Ali Mire io Eng. Ahmed Ali Mire io walaalahod oo dan io Marwo Halima Ashkir warsame waxaay tacsi tiraanyo leh u dirayaan marwo Faiza Abdalle, ilmihisa, reer Yusuf Abshir Walde o dan, geridi naxdinta laahayd o asibtay walaalkaya Mahamed Abshir. Allah u Naharisto.

—–”””—–

Prof.Khaliif Bile Maxamuud

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi rajicoon

Waxan Tacsi u soo dirayaa Marxuum Maxamed Yusuf Abshir Weld oo ahaa nin qaran, anigoo u tacisyeynayaa bulshada Somaaliyeed, gaar ahaan qoyskii uu ka tegey. Ilaahay Jannatul Firdows ha u goglo.

Innallaaha maca-Saabiriin 

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi rajicoon

—–”"”"—-

Bashiir Axmed Gardaad

Montreal, Canada    

Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca xaaskayga Maryan Mahdi waxaan tacsi u dirayaa xaaskII, carruurtii, walaalihii iyo eheladii kale oo uu ka geeriyoodey Al-Marxuum Maxamed Abshir Walde. Maxamed wuxuu ahaa halyey ummadda Soomaliyeed usoo halgamey oo waxtarkiisa la tabiddoono, aniguna gaar ahaan aan tebiddoono saaxiibtinimadiisii.Eebbe naxariistiisa ha ka waraabiyo.

—–”"”—–

Ina lilahi wina ilahi rajucoon waxaan hakaan tacsi tiraanyo badan ugu soo dirayaa mahamed  abshir  walde inoo ilahay janadii  ka warrabiyo anagoo ah reer abdi musse yusuf gaban

—-”"”"”——-

Waxaan dhamaan ehelka reer waldo iyo xaaskii iyo caruurtii uu ka geeriyoday rugcadaa saxafi siyaaasi ganacsade maxamed abshir waldo uga tacsiyaynaya geerida ku timi maxamed Samir iyo iimana alle haka siiyo

Abdishakiir Cabdulqadir Xisi
—-””—–
Anigoo ah Siciid Cabdullahi Ismail magacayga iyo midka xaaskayga iyo dhamman ehelkeyga waxaan tacsi u direynaa Marxuum Mohamed Abshir oo aha nin Saciim ahaa ummada soomaliyedna wax badan usoo qabtay ilaahay waxan ka baryayaa inuu jannatal firdaws ku sooro danbigiisana dhaafo ehelkiisi iyo asxaabtiisina samir iyo cawil khayr Amiin Amiin Amiin Innaa lilaahi wa inna ileyhi raajicuun.

—-’”"”——-

Inaa lilaahi wa inaa ileeh raajacuun dhamaan jaaliyadaha reer puntland iyo jubaland iyo jaaliyada reer south west ee north america iyo golaha 88 ee falaqeynta siyaasada somaliya maamulka iyo wariyaasha iyo odayaasha  golaha iyo dhamaan xubnaha  golaha waxaan ka tacsiyeyneynaa geeridii naxdinta la heyd ee aun aqoon yahan  mohamed abshir walde waxaan alle uga baryeynaa in uu ka waraabiyo janatul fardowsa  waana uga tacsiyeyneynaa ehelkii asxaabtii iyo dhamaan ummada somaliyed maamulka golaha iyo wariyaalka golaha88

Maamulka oo kala ah

1- adan mj   

2-abdirisaq jj

3-garyaqaan

4-baariye weyne

5-mirifle

6-mahad boston

7-heybe

8 – wanaagsan

9– jeneral balanbale 

10 siyaad yare

11- wariye sooyaal

12-wariye wardoon

13-wariye dalmar 

14-wariye nasiib

15- wariye geele kabaweyne 

Odayaasha golaha88

16- adeer jama 

17-eng ibrahim muumin 

18- korneyl cagaaran 

19- adeer waayo arag

20- adeer hilaac 

21-maryan cisman ( maryan curubo )

22-udbo lacag

23- oday diini 

24- ahmed xasan oday somaliyed

25-ahmed ( ugaas shaarib) 

Dhamaan qoyska reer gaawiido

 Galeyr gawiido

Gooni gaawiido 

Gaashaan gawiido

 Xawo xasan cuke

Sacdiyo xasan cuke

Abdirahman ali shire iyo xaaskisa nuro jurijuri

Drs luul xasan laari

Xaalimo farax cade 

Saciid jama bixi 

Abdirisaaq mohamed nur

Abdisalan buurdibi abdihakim jigis

Abdihakim ildab

Mudane tinle

Daud tahaliil husein

Abdirisaq ali bihi 

Mohamed jama bihi

Abdinur isburash

Safiya ciise dheeg

Nabadoon cubeyd adan seed 

Nabadoon abdulahi ali bare 

Nabadoon muse xasan galac

Mohamed abaas yusuf yeey

Canab garaar 

Mahad indha deero

Mursal ali bulo 

Mohamed jama diriye ( qodhob)

Abdi aziz jama bihi 

Geedi xasan cuke

Xawse isburaash 

Ahmed ciisa diin 

Ahmed cowl

Mohamud diriye faraweyne 

Ahmed jama yacqub

Xalimo jama yacqub warsan ali gaayaco

Ina gaayaco haraqleyso

Mohamed ahmed cilmi  ( tobantolaale )

Jama adan hashi 

Sacid ali garase 

Jery dabcad

Abdulqadir joorje 

Osman ali mire

Abshir gidaare

Abshir ali guure

Abdiqadir jama muse

Abdisatar haji adan 

Mahdi gaagac

——”"”—-

Annagoo ah dadka hoos ku xusan waxaan tacsi u diraynaa qoyskii iyo eheladii oo ka geeriyooday Allaha u naxariistee Maxamed Abshir Waldo.

1. Eng. Abdiraxman Ali Sald

2. Eng. Abdiwahab Aden Camey

3. Eng. Abdirisaq Yusuf Cilmi

4. Xirsi Caynab

5. Axmed Jamac Biriye

6. Abdiraxman Cise

7. Eng. Abdirisaq Burgal

——”"”"——


Ogaysiis ku socda Reer Ohio “Soo dhaweynta Madaxweyne Gaas oo booqasho ku imanaya Columbus Ohio”

$
0
0

Dhmaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ohio State waxaa lagu wargalinayaa in la sameyn doono xaflad lagusoo dhaweynayo Madaxweynaha dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali gaas oohada booqasho ku maraya Waqooyiga Amerikca, Columbus waxay ka mid noqotay meelaha nasiibka u heley inuu Madaxweynuhu booqdo.

Adreska ioyo wakhtiga hoos ka eeg

IMG_1255

Scientist-turned-yogurt entrepreneur sees big growth for Ziwa brand

$
0
0

mohamedSeveral years ago, Mohamed Ismail, a medicinal chemist, worked as a research scientist at Paratek Pharmaceuticals, living a comfortable life on a $100,000-plus salary in a Boston suburb with his wife and children.

Ismail, 54, a modest man who laughs easily, was a Fulbright Scholar from Somalia in 1987, before civil war broke out in that East African country. Ismail earned a doctorate in chemistry at the University of Massachusetts and focused on combating drug-resistant bacteria.

Today, he is an Eden Prairie-based yogurt entrepreneur, in his fourth year developing and building the Ziwa brand of drinkable, nutritious yogurts.

“My wife, Asha, thinks I’m a lunatic,” conceded Ismail, who has often gone without a paycheck. “I have an unlimited vision but limited resources. It has been challenging. But I am an entrepreneur and hanging in there. I want to realize my American dream.”

Blame it on the wife’s relatives.

In 2011, the family moved from Boston to the Twin Cities to be closer to Somalia-born friends and family. Ismail was invited to a relative’s house and tried “camel’s milk,” a staple from home purchased at import markets. However, a look at the ingredients and tasting it revealed it as an unsweetened, salty yogurt that tastes like a traditional camel milk-yogurt drink. They added sugar to sweeten it.

Ismail, who loves yogurt for its taste and “friendly bacteria” that’s advocated for good health, had noticed the growing interest by American consumers. He thought he could deliver a product for immigrant and U.S. consumers.

In 2012, Ismail launched his Acacia Tree Beverages (www.acacia-treebev.com).

Ismail hired Mark Newman, a local food scientist, to work with him for months to produce “Ziwa Original,” an alternative to plain kefir, the popular yogurt drink in parts of Africa and the Middle East.

In 2013, he introduced fruit flavors of Ziwa smoothies, targeted at the American market, that use purée of real fruit and probiotics, microorganisms in yogurt that advocates say enhance health and the immune system.

He funded the operation with his savings and investments from friends, including a Boston banker and a Washington, D.C., IT guy, who now works full time for Acacia in market development. They produced modest batches of products from a Sauk Centre dairy.

Ziwa was off to an encouraging start with good response at small East African and Middle Eastern specialty food stores.

Ismail struck up a relationship with a national distributor in 2014 who got him into several Cub markets and other stores. He also expanded, partly through local contacts, in the Seattle and Washington, D.C., areas.

The distinctive Ziwa yogurt product that appealed to immigrants, similar to plain kefir, comes in sizes that range up to a gallon for $5.99. The sweeter, fruit-based, creamy yogurts appealed to American consumers. It costs $2.29 for a 12-ounce bottle.

The consumer response was good and demand from stores and consumers online was growing a year ago.

However, all seemed for naught when the Chicago owner of the Sauk Centre dairy shut it down abruptly in June 2015, just as Ismail needed to ramp up production.

“That hurt us,” Ismail recalled in an understatement, after three years of hard work and about $200,000 invested. “About 25 [convenience] stores dropped us in Washington, D.C., alone. We couldn’t produce for about four months. People were calling, ‘Where’s the product?’

“It was discouraging, but we never considered failure. You have to pay a price, work hard for anything great and … we kept the faith.”

Ismail immediately started negotiating a production arrangement with Hastings Co-Op Creamery, a farmer-owned business in Hastings. It took about four months to add equipment, work on the formulations and resume production.

“We’re coming out of the hole,” Ismail said. “We recovered our lost sales and we are now adding more stores. We’re expanding.”

Marshall Lichty, Ismail’s business lawyer, said he was impressed with Ismail’s creativity, tenacity and optimism in the face of adversity.

“I am really fond of Mohamed,” said Lichty. “He is passionate about his product. And I’ve learned he is smart, determined and does everything well. But he’s not naive. He also is a very nice man. And I like seeing people like him succeed.”

The relationship with Hastings Co-Op is working. Sales are growing. Lunds & Byerlys just signed on to stock the product later this year.

Ismail projects a best-ever $350,000 in wholesale sales this year and $1 million next year.

“We like Mohamed and we like this Ziwa product,” said veteran distributor Mike Reineck, president of Market Distributing of Burnsville. “This has a unique texture. It’s refreshing and not so thick or clunky as other smoothies.

“It looks like a national-brand product, very well designed, but it’s from a small business and produced locally, which is great. It has mass appeal. We’re buying the product, selling to more retailers and Mohamed is an expert [on yogurt and nutrition]. We ask him along to explain the product. He’s passionate about this and we’re happy to represent his products.”

Ismail, the father of seven, including one in the Air Force and another studying food science in college, has an American dream.

Within five years he plans to be an integrated manufacturer of healthy, dairy-based products.

“I have been welcomed here as an American citizen,” he said. “Minnesota is a great place for a dairy-based company. I want be an employer and contribute to this society. That would be sweet.”

Sources:- http://www.startribune.com/scientist-turned-yogurt-entrepreneur-sees-big-growth-for-ziwa-brand/371131931/

Daawo : – Jaaliyada Puntland ee Toronto oo Burhaantoodii soo bandhigay iyo Xafladii soo dhaweeyenta iyo Khudbadii Taariikhiga aheyd ee Madaxweyne Gaas

$
0
0

Gaas canada
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo weekenkii ku sugnaa Dalka Canada ayaa sabtidii wuxuu la kulmey Jaaliyada Soomaaliyeed ee Toronto.

Xaflad balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Toronto ayaa lagusoo dhaweeyey Madaxweynaha.

Hoos ka daawo

US military chief says : –” Deficiencies’ to blame for failure in Al-Shabaab war “.

$
0
0

Al-Shabaab+PIX
Al-Shabaab fighters undergoing training at a camp in southern Somalia. FILE PHOTO | PUNTLANDI MEDIA

In Summary

. Gen David Rodriguez, head of the the US Africa Command (Africom), offered a bleak assessment of Somalia’s security situation in remarks to the US Senate Armed Services Committee

. His comments stood in marked contrast to assurances of substantial progress in Somalia that other US officials have repeatedly voiced

. He also noted that Shabaab is currently carrying out “almost daily lethal asymmetric attacks in Somalia against Amisom troops.”

y KEVIN J. KELLEY
More by this Author

The fight against al-Shabaab is failing to achieve its objectives because African Union forces are “overstretched” and the Somalia National Army suffers “endemic deficiencies,” the US military commander for Africa said on Tuesday.

Gen David Rodriguez, head of the the US Africa Command (Africom), offered a bleak assessment of Somalia’s security situation in remarks to the US Senate Armed Services Committee.

His comments stood in marked contrast to assurances of substantial progress in Somalia that other US officials have repeatedly voiced.

Al-Shabaab did lose territory last year and was weakened in its ability to generate resources, Gen Rodriguez said.

But he warned that Shabaab may respond to these financial and territorial losses “by broadening its terrorist agenda throughout East Africa.”

AIR STRIKE

The group also retains the ability to stage lethal attacks inside Somalia, Gen Rodriguez acknowledged on the same day that other US military officials were reporting an air strike on a Shabaab compound that was said to have killed 150 militants.

Recent military operations against the Islamist insurgents “have been limited due to overstretched Amisom forces and endemic deficiencies within the Somali National Army.”

Shabaab may respond to its financial and territorial losses inside Somalia “by broadening its terrorist agenda throughout East Africa,” Gen Rodriguez warned.

He also noted that Shabaab is currently carrying out “almost daily lethal asymmetric attacks in Somalia against Amisom troops.”
The US commander’s appraisal suggested that intensive efforts by the US and other powers to improve the Somali state’s military and governance capabilities have produced few gains.

FOREIGN FORCES

“The Somali National Army remains dependent on foreign forces to conduct operations and is challenged by leadership, logistical support and clan factionalism,” he told the US Senate panel.

“Under-governed areas outside the reach of the Federal Government of Somalia will continue providing Al-Shabaab with territory in which it can evade security forces and continue targeting East African regional governments and security interests as well as European and American interests,” the general added.

And there is little prospect that Somalia’s central government will function more effectively in the coming months, he said.

Political tensions within the government are likely to increase in the run-up to scheduled elections in August, Gen Rodriquez predicted.

These tensions “may be exacerbated,” he added, “if the government falls further behind on the key transitional benchmarks of constitutional reform, federal state creation, and the establishment of technical commissions to oversee the electoral process, or if it tries to exert its authority outside of a federally-styled government.”

Gen Rodriguez also sounded an alarm concerning “widespread deterioration of security situations” elsewhere in East Africa.

He attributed this negative trend to “contested elections and constitutional referendums.”

“As seen in Burundi,” the Africom chief said, “election protests can lead to politically motivated violence between the opposition, security forces, and civilian militias.”

Daawo Khudbadii Madaxweyne Gaas ka jeediyey Colubus Ohio : –” Haday isa soo wada racaan iyo haday Ban Ki-Moon soo kaxeysatan,cid na khasbi kartaa ma jirto”

Viewing all 3508 articles
Browse latest View live