Quantcast
Channel: admin
Viewing all 3508 articles
Browse latest View live

Warar dheeraada oo laga helay Diyaaradii Daalo ” Diyaaradoo daahday ayaa Dadka badbaadisay”

$
0
0

Warar dheeraada oo laga helay baaritaankii Diyaaradii Daalo Airline ee shalay Qaruxu ka dhex dhacay xili ay duulimaad hoose ku jirtey ayaa la xaqiijiyey in Diyaarada uu badbaadiyey daahitaan ay markii hore daahday.

Baaritaan lagu sameeyey Diyaarada ayaa la ogaaday in waxyaabaha Qarxa la saaray Diyaarada kuwasoo loogu tala galay iney qarxaan marka Diyaaradu ay gaarto hawada sare.

Diyaarada ayaa inteysan Muqdisho ka duulin waxay sameysay daahitasn dheer oo waxay ka daahday xiligii loogu tala galay iney duusho, dhinaca kalena qaraxa Diyaarada lagu qariyey ayaa lagu rajistareey mudo laga qiyaasay xiliga ay caadi ahaan u duuli lahayd tasaana keentay in uu qaruxu qarxo xili ay diyaaradu marayso hawo dhow.

Hadii diyaaradu ay duulilahayd xiligeedii caadiga ahaa waxay qarxi lahayd iyadoo maraysa hawada sare tasoo ay adkaan lahayd in la badbaadiyo.

Waxaa xaqiiq ah in Rakaabkii saara Diyaarada oo 77 qof ahaa ay ku badbaadeen Daahida ay Diyaaradu ka daahday iney Muqdisho ka duusho xiligeedii caadiga ahaa.

Waxaa loo badinayaa in Weerarkaan ay ka dambeeyeen kooxo argagixiso ah balse wali cid sheegatay ma jiraan.


Agaasimaha Amniga Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo la magacaabay

$
0
0

Gaceyte-e14Wararka aan ka helayno Madaxtooyada Puntland ayaa noo xaqiijiyey in Cabdixakiin Xuseen Gacayte loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Amniga Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wada tashi iyo soo jeedin kadib wuxuu u Magacaabay Mr. Gaceyte inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Amniga Bosaso International Airport.

Cabdikiin Xuseen Gacayte Agaasimaha Guud ee Bosaso Intr. Airport waa Aqoonyaha dhalinyaro ah oo kasoo jeeda Qoys ganacsiga caan ku ah deegaanada Puntland.

Puntlandi.com
Garowe

Tacsi– Marxuun Axmed-luul Xuseen Xeyle oo Maraykanka ku geeriyooday

$
0
0


Waxaa tacsi loo dirayaa Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii Marxuum Axmed-luul Xuseen Xeyle oo ku geeriyooday Minnesota 31-01-2016.

Illah u naxariistee marxuumka.

Waxaana halkan tacsi ka diraya dhammaan Ehelka kala ah:


Ambassador Dr. Cabdulqani Muxumad Waceys

Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle

Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh

Sadiiq Xasan  Cali  Buraale

Xildhiban Bashiir Axmed Cawar

Maxamad Cabdi Adar Gows

Maxamad Xasan Geelle

Xuseen Beynax Barre

Xuseen Xasan Geelle

Eng.Shariif C/naasir Shariif Maxamad Shariif Muhdi

Cabdicasiis Xaaji Cabdullaahi Qorraxeey

Yuusuf-mahad Maxamad Aadan

Xasan Xaaji Barre

Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe

Dr.Asad Suldaan Maxamuud Heybe

Yuusuf Suldaan Maxamuud Heybe

Muxumad Suldaan Maxamuud Heybe

Maxamad Cabdi Xasan

Cali Maxamad Hirmooge

Eng.Maxamuud Beynax Barre

Dr.Cabdirisaaq Macallim Cabdullaahi

Cabdi Gaani Yuusuf

Shugri Cumar Gaboose

Dr. Cabdilxakiim Golongol Deyl

Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon

Muqtaar Bashiir

Cabdirisaaq Ceymad

Maxamad Xuseen Adar

Xasan Sheekh Axmed Nuur

Xasan Sheekh Cali

Bishaar Yuusuf Gamaadiid

Axmed Cabdullaahi Geney

Axmed Xaaji Maxamad Nuur

Cabdi Maxamad Kaahin

Deeq Kediye

Cabdirashiid Jaamac Mursal

Yuusuf  Barqadle

Muxsin Xaaji Cabdi Qorraxeey

Xuseen Cabdullaahi

Maxamad Yuusuf Barkhadle

Axmed Maxamad Cilmi

اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة
والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن
إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى
الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من
داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا
بعده ، واغفر لنا وله

Waxaana marxuumka illaahay uga baryeynaa inuu naxariistii Jannatul
fardowsa ka waraabiyo , eheladii iyo qaraabadii  uu ka tegayna samir
iyo Iimaan ka siiyo ..

Aamiin….. Aamiin……Aamiin

Tacsi Mahad Cabdullahi Timayare Takar oo 5 Feb. 2016 ku geeriyooday Aarhus Denmark

$
0
0

Alla naxariistii jano haka waraabiyee waxaa Magaalada Aarhus ee Dalka Denmark ku geeriyooday Mahad Cabdullaahi Timayare Cabdile Takar.

Waxaa geerida Marxuumka lagu wargalinayaa dhamaan Ehelkiisa meel walboo ay joogaan.

Waxaan illaahay uga baryaynaa marxuumka Jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaaamiin Aaaamiin

Tacsi –Marxuum Mahad Cabdullaahi Takar oo ku geeriyoodey Danmark, Waxaa diraya reer Bulqaas

$
0
0

tacsiiAnagoo kala ah Maxamuud Bulqaas,Khadiijo Bootaan,Nuux Maxamuud Bulqaas,Maxamed Cali Dhoonkir, Saciido Bootaan waxaan halkaan tacsi uga direynaa qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Mahad Cabdullaahi Timayare Takar oo shalay (5 feb.2016) ku geeriyooday Magaalada Aarhus ee Dalka Danmark.

Mahad Cabdullaahi waxaan ilaah uga baryeynaa inuu u fududeeyo su,aalaha qabriga uuna ka badbaasho cadaabta qabriga, ilaahna ka waraabiyo janatul fardowsa.
Aamiin yaa allaah.

Ogaysiis kusocda dhamaan jaaliyada reer puntland ee Stockholm iyo nawaaxigeeda.

$
0
0

Sweden flag-1Waxaa La ogaysiinayaa Inuu dhici doono kulan looga hadlayo xaalada guud ee soomaaliya iyo gaar ahaan tan puntland.

Waaxaa kale oo taageero laagu muujinayaa go’aan ay dawlada puntland ka qaadatay Nidaamka cadaalad daradaa ee 4.5.

Goobta:  
Rinkeby Folkethus

Taariikhda:
axada 2016/feb/07
Saacada: 16:00 – 20:00

Waxii faahfaahin intaas dheer kala xiriir.

Nabadoon Daahir Lugiigoo:   0046760997419

Abwaanad Xaawo Cilmi:      0046762810100

(Sawiro) Jaaliyada Birmingham oo taageertay Go’aanka Puntland ku diidey 4.5

$
0
0

Jaaliyadda Puntland ee Magaalada Birmingham Dalka Ingiriiska ayaa isugu yimid kulan lagu taageerayo go’aankii ay Dowladda Puntland ka qaadatay shirkii muqdisho ku fashilmay, kulanka ayaasSidoo kalena looga soo horjeeday nimaadka 4,5.

Kulanka oo aad u balaarnaa ayaa Jaaliyadu waxay Muujisay in Nidaamka 4,5 uusan ahayn nidaam Dowladeed ama Dowlad lagu dhisi karo ee uu yahay nidaam loogu tala galay ineysan Soomaaliya Dowlad rasmi ahi aysan ka dhalan.

Jaaliyadu waxay isku raacday ayna qireen in 4,5 ay wataan dad loo adeegsanayo burburka Soomaaliya.
IMG_3899.JPG

IMG_3903.JPG

IMG_3904.JPG

IMG_3907.JPG

IMG_3908.JPG

IMG_3909.JPG

IMG_3910.JPG

IMG_3914.JPG

IMG_3916

IMG_3918

IMG_3919

IMG_3920

Beesha Caalamka oo maanta kusoo wajahan Garowe

$
0
0

iyadoo kulamadii wadatashiga ee maalmahaan Garowe ka socdey ay kusoo dhamaadeen in la adkeeyo go’aankii Dowlada Puntland ay ku diiday iney qayb ka noqoto Doorashada Ogoosto ee Federaalka, ayaa waxaa maanta Garowe kusoo wajahan Wafdigii la sugayay ee Beesha Caalamka.

Wafdigaan Beesha Caalamka ayaa la filayaa iney gacmo maran kala noqon doonaan magalaada Garowe ee caasimada Dawlada Puntland.

Kulamadii Baarlamaanka, qaybaha Bulshada iyo Odoyaasha dhaqanka waxaa kasoo baxay natiijo ah in aysan sinaba Puntland aysan uga qayb qaadan Doorashada Federaalka hadii lagu saleeyo 4.5.

Puntlandi.com
Bosaso


2 dhimasho ah iyo 100 dhawac ah shil tareen oo ka dhacay Koonfurta Jarmalka

$
0
0

OK-Bad-Aibling-togulykke
Saaka oo ah talaado ah ayaa shil Tareen wuxuu ka dhacay Magaalada Bad Aibling oo koonfur bari kaga beegan Magaalada München.

Laba tareen ayaa isku dhacay waxaana ilaa hada ku dhintey 2 Qof ugu yaraan Boqol Qofna waa ku dhaawacmeen.

Booliska Oberbayern Süd ayaa sheegay in shilku uu dhacay abaarihii 7 subaxnimo, Shir jaraa’id oo shilka ku saabsan ayay Bileysku qaban doonaan 12 ka duhurnimo.

Gobolka Bayern waxaa degan Soomaali badan oo badan Dadka hada soo galay Dalka, ilaa hadana lama oga in Soomaali saaraayeen Tareemada isku dhacay.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi

Puntlandi.com
Germany

Baarlamaanka, Bulshada Rayidka iyo Oday dhaqameedka Puntland oo si buuxda u taageeray Xukuumada

$
0
0

PuntlandSida ay Warbaahinta Puntlandi xogo hoose ku heleen kulamadii maalmahaan ka socdey Garowe oo looga arinsanayay Siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa ka soo baxay baaqyo iyo natiijooyin isku cod ah.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa Garowe ka socday kulamado ay Qolo walbaa gooni goonida u yeelanayeen, Baarlamaanka Puntland, Qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ah iyo Odoyaasha dhaqanka iyo Xubnaha Mucaaradka, Kulamadaas ayaa guud ahaan waxaa looga arinsanayay oo qura Mustaqbalka Soomaaliya iyo kaalinta Puntland.

Waxaa si buuxda looga dooday shirarkii ugu dambeeyey ee Muqdisho iyo Kismaayo ka dhacay iyo Go’aankii ay Xukuumada Federaalku ka qaadatay shirarkaas iyo aayaha Soomaaliya.

Markaan eeegnay kulamada Bulshada Puntland ay yeesheen maalmihii u dambeeyey iyo jawiga ay ku dhaceen waxay ahaayeen mid ay ka midaysan yihiin hal arin kasoo ahaa in ay si buuxda u wada ayideen mowqifka ay Puntland ka qaadatay Go’aankii ay Xukuumada Federaalku kaligood ku go’aan sadeen habka ay u dhacayso Doorashada bisha ogoosto ee sanadkaan, waxayna si weyn u cambaareeyeen go’aankii deg dega ahaa ee Beesha caalamku ku taageertey Go’aanka Xukuumada Federaalku qaadatay.

Kulamada waxaa ka muuqday aadna looga dooday in la gaaray xiligii ay Puntland iska ilaawi lahayd hal ku dhagii ahaa Soomaaliweyn baan raadineynaa, waxay Bulshada Puntland muujiyeen iney taas ka daaleen lana gaaray xiligii si dhaba loowada xisaabtami lahaa.

Sida ay Puntlandi xogta ku hayaan kulamadii wadatashiga ee Garowe ka dhacay maalmihii u dambeeyey oo uu ugu dambeeyey kulanka Waxgaradka oo maanta (talaado 9 feb.2016) soo xirmaya waxaa kasoo baxay baaqyo isku dhow.

Wafdiga ka socda Beesha Caalamku waxay gooni gooni ula kulmi doonaan maalmahaan Baarlamaanka , Ururada Bulshada, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka.

Sida Puntlandi xogta ku hayo Beesha caalamku waxay kulamadaas kala kulmi doonaan waji gabax iyo Go’aan cad oo ay Reer Puntland usoo bandhigi doonaan Beesha caalamka.

Puntlandi.com
Garowe

Faahfaahin– Kulamada Beesha Caalamka iyo Puntland

$
0
0

large-1Beri waxaa si rasmi ah u bilaabanaya kulamo dhex mari doono Puntland iyo Beesha Caalamka oo looga arinsanayo Soyaasada Soomaaliya.

Puntland waxay dabayaaqadii janaayo ay diidey iney Garowe Yimaadaan Wafdi ka socda Dowlada Federaalka, Waxayna Puntland u sheegtay Villa Soomaaliya in Wadahadalkoodu uu furaa intii Muqdisho lawada joogay.

Wafdiga Federaalku waxay doonayeen iney soo raacaan Wafdiga Beesha Caalamka laakiin waxaa arintaas hor istaagay Dowlada Puntland, Waxayna Puntland sheegtay iney Beesha Caalamka oo qura ay ka wada hadlayaan Siyaasada Soomaaliya.

Kulamada Beri oo Arbaco ah furmaya

Dowlada Puntland waxay Diyaarisay Ajandayaasha lagawada hadlayo, Waxayna Beesha Caalamku la kulmayaan Gudiyo kala matakaya Bulshada Rayidka iyo Gudi Siyaasiyiin ah oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore Dr. Faroole iyo Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cali Xaaji.

Sida Puntlandi xogta ku helay warka Puntland wuu cad yahay oo Beesha caalamku waxay kala kulmi doonaan Waji gabax.

Khamiista waxay Xukuumada iyo Wafdiga Beesha Caalamku ay soo wada saari doonaan warmurtiyeed ay ku cadyihiin waxyaabihii laga wada hadlay iyo natiijada kasoo baxda kulamada ay Beesha Caalamku la yeelatay Puntland.

Puntlandi.com
Garowe

Presentation made by former president Abdirahman Mohamad Farole to int’l community.

$
0
0

Your Excellency, the SRSG of the U.N. to Somalia, Excellencies, Ambassadors of the International Community, Distinguished Members of the Delegation, we thank you for your trip to Puntland and for this opportunity to meet and discuss the political dispensation of the future Somalia.

1.0 Excellences as you are aware, the clan based formula or “4.5” is considered in Puntland to be something of the past. During my tenure in office (Jan. 2009 – January 2014), it was agreed in Feb. 2012 that 4.5 scheme would be used only for 2012 election. That year, our administration sold to the people of Puntland to accept 4.5 scheme only for the selection of Lower House of Federal Parliament and that the Upper House would be based on constituencies.  In Garowe Principles II, it was also agreed as a compromise that the both Houses of Federal Parliament will be based on constituencies for 2016 elections. This was a comprise agreement reached by then-Roadmap Signatories – including myself, current Puntland President Abdiweli Ali Gaas (who was TFG Prime Minister in 2012), and Sharif Hassan Sheikh Aden, current president of ISWA (Interim South-West) – who was Speaker of the House in 2012.

The agreement’s principles were reflected in the Federal Constitution (PFC); see the Articles 204 (tempered version is Article 138), 64, 72, 73, 48 paragraph 2, 49 and 96

Click here to Read the full Presentation made by former president Abdirahman Mohamad Farole to int’l community.

PUNTLAND POLITICAL POSITION PAPER February 10, 2016

$
0
0


PUNTLAND POLITICAL POSITION PAPER
February 10, 2016

To: Mr Michael Keating
Special Representative of UN Secretary General to Somalia

To: Distinguished Ambassadors & Other International Partners of Somalia.

On behalf of Puntland Politicians, other stakeholders and general Puntland public, we would like to present Puntland Politician’s position paper on Somalia’s political transition in 2016. First, we would to express our thanks and appreciation for your support in assisting Somalia to stand on its
feet again and reclaim its position in the community of nations.

While honoring your worthwhile efforts and assistance, we would like to hereby submit some background information on this process, the consultation process Puntland carried out, the Puntland position and recommendations on the process.

1. Background Information
With reference to the meetings convened in Mogadishu on 19thand 20thof October 2015, and the following public consultations on 22ndNovember and 5thof December, the National Consultation
Forum adopted the Mogadishu declaration on 16thDecember in which reiterated consensus was reached that there should be no extension of constitutionally mandated limits and Somali leaders
will reconvene and endorsed detailed electoral model.

Based on that, Somali leaders met in Kismayo, Jubbaland State,during the period from 10thto 17th of January 2016 to further discuss on viable model for the election and after extensive
discussions in which Puntland State of Somalia showed flexibility in reaching an agreement on the democratic and representative formation of the upper and lower house.

The meeting ended without agreement due to Somali President’s obduracy and lack of flexibility and neutrality.

The President, in his efforts to remain in power, wasted his term in office deliberately to circumvent the one-man-one-vote election process adopted, violated the interim constitution and
un-constitutionally created non-viable interim administrations for re-election purposes,

The formation of these administrations and the 4.5 election modality he and his government insisted on violated the constitution and created political uncertainty.

2. Puntland Consultation Process
Puntland conducted grassroots consultation among Puntland community and held forums for the period from November 16thand 17thwhich was attended by up to 600 delegates from all walks of
life in Garowe, Bosaso, Galkio, Badhan, Qardho and Tukaraq.

The delegates unanimously resolved that the national parliamentary elections be held on democratic basis, using grassroots representation.

They further agreed it would be retrogressive to go back to the clan representation model previously known as 4.5 which they said is unconstitutional, unfair and destabilizing but also an
obstacle to the democratization of the governance institutions and structures of Somalia.

They were in consensus that the tribal model was against the principle of equality among Somalis and fosters injustice, corruption, insecurity and disintegration of the Federal Republic of Somalia.

The same verdict was taken by the majority of Somali people from Somaliland, parts of Gal-Mudug, Banadir region, Jubbaland and upper Bakool districts, as well as the position of national parties and forums which are based in Mogadishu.

3. Puntland position We, Puntland politicians and other stakeholders support the position taken by Puntland
government and categorically reject the new electoral model in which lower house representation will be based on traditional 4.5 quota and undemocratic selection of upper house members. It is
also against all prior agreements witnessed and endorsed by UN, EU, IGAD and other International partners.

The reason Puntland rejects the unilateral decision adopted by present government is not without
reason.

a. Un-constitutional and un-democratic
According to the adopted constitution signed by roadmap signatories with the endorsement of UNPOS as guarantor on June 22, 2012 which remains the agreed-upon principlestates that ” Election should be held on slated date without term extension, parliamentary selection process should be based on pre-1991 war 18 regions and districts, the process would be binding under the consent of federal members states and outcome of grass-roots consultations, upper house
should be based on regions that existed before 1991 and final decision must be reached on the location, status and boundaries of Somalia capital”.

Article 72 of Federal provincial Constitution stipulates that the numbers of the Upper House of the Federal Parliament shall be elected through a direct, secret and free ballot by the people of the Federal Member States and their number shall be no more than 54 members based on the 18 regions that existed in Somalia before 1991.

b. The hallmark of Disintegration and DestabilizationThe 4.5 electoral model lacks all ingredients of success because it created mistrust and inequality
among Somalis, reignited tribal grievances and subsequentugly violence and the bitterly contested episode of chaos and clan wars.It has left irreversible and un-healablepain both
physically and emotionally in every Somali’s conscious mind. This model is prone to creating poor leadership, corruption scandalsasthe leader is elected by conflicting clan representativesand
the process prohibits active and effective government institutions and agencies that are accountable under the law because the leader is adamant oninjustice system instead of
accountability and rule of law.

This model suffers serious shortcomings such as absence of any link between MPs and geographic constituencies and the opportunities that it creates for
corruption in the selection of MPs.

4.The way forward
Puntland people and government insist that any electoral model should be based on fair grassroots representation, democratic principles and the will of the people. The process should also include genuine process of
reconciliation, creation of all-inclusive Somali National Army and agreement on the status of the nation’s capital city as agreed in Garowe-2 agreement.We, in Puntland give our highest regard to a viable nation re-building, just reconciliation process
and we re-affirm our commitment to Somali re-integration.

We will like to re-assure Your Excellency that Puntland will support a fair democratic process which will not violate its constitution but leads Somalito the way forward.

Thank you

Representative of Puntland Political Groups

Waxaa nasoo gaarsiiyey
Xafiiska Siyaasi Cali Xaaji Warsame
Garowe-Puntland

Analysing Puntland’s position on the electoral model

$
0
0

Calanka PuntlandAn international community delegation led by Michael Keating, Special Representative of the Secretary General, recently visited Garowe, capital of Puntland, to discuss the much-debated electoral model for 2016 with different stakeholders in Puntland and attempt to convince them of the Federal Government of Somalia’s (FGS) position. They met with a well-organised and united front, and after presentations by influential Puntlanders, the international community travelled back to Mogadishu, the seat of the FGS, with the message that Puntland would not be participating in this year’s election if the 4.5 clan sharing model remained. Policymakers are now thinking about how best to reconcile the two sides and ensure Puntland’s inclusion.

 

To come up with an answer, one must consider some historical background. Puntland was formed in 1998 after waiting in vain for seven years for a Somali government to form. Its formation was bottom-up and for the past 18 years it has protected itself from the lawlessness and chaos that has engulfed south-central Somalia. It has enjoyed a semi-autonomous status, but has also been active in rebuilding a Somali state. Indeed it is credited for championing the federal system in Somalia and exhausting time and effort on this project, which culminated in the ending of the federal transitional process in 2012. 

That year was a turning point for Somalia. For example, as Puntland reiterates and the FGS continues to ignore, 2012 was supposed to be the last time that the clan-based 4.5 electoral system was used. Two agreements, Garowe I and Garowe II, were signed by the then political leaders of Somalia and witnessed by the international community. Those agreements, alongside the provisional constitution, gave an explicit mandate to the elected government in 2012. Among other important steps was the 2016 vision of the one-man-one-vote electoral model. Puntland was assured in 2012 that 4.5 would not be used again. After failing to achieve all of the important milestones, the FGS recently announced that a popular election would not take place, citing security and political difficulties. After fruitless negotiations, the three federal leaders, president, prime minister and speaker, confirmed their support for retaining the 4.5 model, which was a position initially supported by two Federal Member States, Interim Galmudug Administration (IGA) and Interim South-West Administration. While Jubaland has recently accepted the model selected by the FGS, Puntland continues to oppose it. 

Before considering Puntland’s current position, the reasons for the FGS’s failure to move on from the clan-based system must be considered. Rather than focusing on his mandate, the FGS president, Hasan Sheikh Mohamud, spent one whole year opposing the establishment of Jubaland, which distracted him from his constitutional duties. He then spent millions of Somalia’s meagre finances installing his ally Abdikarim Hussein Guled as the president of the unconstitutional IGA, who, as predicted, used the FGS’s state weapons and resources to launch a war against Puntland. Furthermore, the FGS president has fallen out with two prime ministers and is now working with his third prime minister in three years. This disruption of continuity has also adversely affected the 2016 vision. Moreover, countless examples of corruption and malfeasance, including FGS state actors diverting weapons to support their clans, have hampered the credibility of the president. For the FGS to then select an electoral model, considering its disregard of past agreements and its own failures, is a slap in the face for all Somalis who value good-governance. 

What guarantees are there that the FGS will not take a similar position in 2020? What constitutional promises has it offered? If it offers one, what are the consequences for any breaches? How will it eliminate vote-buying in 2016, given its ease in a clan-based system? How will it allay the fears that its model is rigged and serves as a re-election tool for the current federal president? How honest are the FGS leaders in admitting to their failures and wrongdoing? 

For the international community to be constructive players in this dispute, they must understand the historical context of Somalia’s electoral model. This issue is not an isolated one; to appease Puntland, the international community and the FGS must recognise and accept sincerely Puntland’s legitimate position and bring satisfactory answers to the above questions. Furthermore, stakeholders must seriously consider the possibility of dispensing with the worst manifestation of the 4.5 system, namely the apartheid towards “minorities”, which could easily be corrected with a 5 model. Moreover, broken and empty promises, vote buying and re-electing failed leaders must be addressed if Puntland is to be convinced. As a Puntland MP told the international community delegation last week, Somalia cannot re-enact the same play again and again. Good-governance and fair play must be championed; that is the path to a federal and united Somalia at peace with itself and its neighbours. 

 
Puntlandi.com
post@puntlandi.com

(Sawiro) Madaxweyne Gaas oo Faahfaahin ka Bixiyay Safarka uu ku Aaday Itoobiya

$
0
0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland ayaa maanta safar shaqo oo gaaban ugu amba baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya kadib markii uu Casumaad rasmi ah ka helay Dawladda Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu safarkiisu ku qotomo casumaad rasmi ah oo uu ka helay Dawladda Itoobiya.

“Maanta waxaan safar shaqo oo kooban  ugu amba baxayaa waddanka Itoobiya, waxaana u aaday casumaad rasmi ah oo aan ka helay Dawladda Itoobiya, waad ogtihiin oo Puntland iyo Itoobiya waxa ka dhexeeya iskaashi dhinacyada ganacsiga, Nabadgeliyada iyo la dagaallanka Xagjirnimad ah”ayuu yiri Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale sheegay in Dawladda Itoobiya ay Puntland kala shaqayso, dhinacyada sugidda Amniga, la dagaallanka argagixisada iyo xiriirka ganacsiga, isla markaana uu dawladda itoobiya kala hadli doono arrimahaas oo dhan iyo sidii shirkadaha ganacsi ee  Itoobiya ay maal gashi ugu samaysan lahaayeen Puntland.

Hoos Ka Daawi Sawirada;-

IMG_0931 IMG_0925 IMG_0924 IMG_0925 IMG_0931 IMG_0951 IMG_0940 IMG_0924 IMG_0919 IMG_0940

www.puntlandi.com.

 

 

 

 

 


Tacsi— Marxuum Siciid Saalax Ismaaciil oo maanta 17 feb.2016 ku geeriyoodey Dalka Isutaga Emerate-ka UAE.

$
0
0

tacsiiJaaliyada Puntland ee Dalka Norwey waxay ka tacsiyeynayasn geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Siciid Saalax Ismaaciil oo maanta 17 feb.2016 ku geeriyoodey Dalka Isutaga Emerate-ka UAE.

ilaahay ha u naxariisto ehelkiisana samir iyo iimaan hakasiiyo aamiin

Waxaa tacsida diraya Guud ahaan Jaaliyada Puntland ee Norwey oo ay ka mid yihiin:

C/Risaaq M. Ismaaciil
Cabuud Balbalaare Ismaciil
C/Qaadir Maxamed Sarcad
Shafici Cali Ilaal
C/Raxman Aw Xuseen
Kinsi Mohamed Ismailiyo Guud ahaan jaaliayada puntland ee Norwey.

waxay tacsida gaarsiinayan dadka puntland si gaar ahna waxaan tacsida u gaarsiinayna qoyska uu ka tegey ilaahay ha u naxariistee Siciid Saalax.

AAaaamiin Aamiiin

(Sawiro) Madaxweyne Gaas oo Adis Ababa kula kulmey Wasiirka Xuduudaha iyo Tamarta iyo waliba Saraakiisha Ciidanka Itoobiya

$
0
0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle iyo Wakiilka Puntland ee Itoobiya Mahad Faaraax Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa maanta 17-Feb-2016 kula la qaatay Wasiirka Kastamka iyo Cashuuraha Dawladda Federaalka  Itoobiya, Madaxa Tamarta iyo Korontada Azeb Asnake iyo Taliyaha guud ee ciidanka Dawladda Federaalka Itoobiya General Getachew Assefa.

Kulamada ayaa looga wada hadlay sidey suuragal u tahay in la helo xiriir ganacsi oo dhexmara labada Dal iyadoo uu Madaxweyne Gaas sheegay in Puntland ay dhowaan dhameystiri doonto wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Xuduuda Itoobiya taasoo hada gabagabo ku dhow, wuxuuna dhinaca Itoobiya ka codsadey iney dhankooda dayactiraan ayna dhisaan laami isku xira Xuduuda iyo Magaalooyinka weeweyn ee dhanka Itoobiya.

Kulanka Itoobiya iyo Puntland uga socda Adis ababa ayaa waxaa looga wada hadlayaa xiriir cusub iyo idkusoo dhowaansho dhex mara labada Shacab.

Madaxweyne Gaas wuxuu Itoobiya uga mahadceliyey kaalinta ay Ciidankoodu ka qaataan ladagaalanka Argagixisada iyo joogitaankooda Koonfurta Soomaaliya.

Madaxweyne Gaas wuxuu beri la kulmi doonaa Raysal wasaaraha Itoobiya oo ay kawada hadlayaan Xaalada Soomaaliya.

b5ff108c-67d4-40af-892f-a249c34f9e4d

2aa7aedb-77fe-423d-92ec-be8b26b50d26

d3a2a7e2-41ab-4d1e-868d-a2791de96f88

c728a8cb-efda-4cb9-b200-752602a94e52

942f0de2-035a-4a44-b8e8-5488aff36c5c

Madaxweyne Gaas iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo ka wada hadlay Siyaasada Soomaaliya

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr. Tedros Adhanom ayaa caawa waxay kulan ku yeesheen Adis abeba waxaana laga wada hadlay Amaanka Koonfurta Soomaaliya iyo Doorashada Soomaaliya ee Sanadkaan lagu wado iney ka dhacdo Soomaaliya.

Kulanka oo ahaa Casho sharaf uu Dr.Tedros Adhanom u Sameeyey Madaxweyne Gaas iyo Wafdigiisa ayaa waxaa lagu gorfeeyey Xaalada Amaan ee Koonfurta Soomaaliya oo maalmahaan kasoo dareysa iyo nidaamka Muranku ka taagan yahay ee 4.5.

Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegey in Dowlada Puntland ayna sinaba u aqbalwyn iney qayb ka ahaadaan in Dalka dib loogu celiyi burbur iyo dib udhac Siyaasadeed sidaas awgeedna ay Puntland go’aan cad ka qaadatay Doorasho lagu saleeyo nidaamka 4.5.

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr. Tedros Adhanom wuxuu sheegay in Dalkiisu uu tix galinayo go’aanka Dowlada Puntland uuna dareensan yahay dareenka ay Puntland qabto, wuxuu kaloo sheegay in Xukuumadiisu ay sii wadeyso howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Koonfurta Soomaaliya.

Wasiirka Ganacsi Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indhaguran ayaa isna qayb ka ahaa kulanka.

Puntlandi.com
Adis abeba
e5dc831e-851c-4e04-8de5-1ddfe601dbd7

8ec39d01-a866-4d53-839a-e5a437c3d9de

511d2db2-df5c-4e2a-8193-da9ca60cdec3

2e2d127a-b6ff-4e3e-a1de-ed5a8b527202

Daawo Jaaliyada Puntland ee Danmark oo taageeray Go’aankii Puntland ku diiday 4.5

$
0
0

Jaaliyada Puntland Denmark ayaa si buuxda u taageeray Go’aankii ay Puntland ku diiday iney qayb ka noqoto Doorasho ku salaysan Nidaamka 4.5.

Kulanka oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyada Waqooyiga Denmark ayaa waxaa halkaas Jaaliyada kula hadley Masuuliyiinta iyo Waxgaradka Jaaliyada oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jaaliyada Saciid Daahir Dhimbil waxayna Jaaliyadu si kooban oo kalsooni buuxda leh u yiraahdeen DOONI MAYNO 4.5

HOOS KA DAAWO

Puntland oo Digniin u dirtey Dowlada Federaalka iyo Shirkadaha Shisheeye ee Shidaalka baara

$
0
0

Wakaalada Shidaalka iyo Kheyraadka dabiiciga ee Puntland ayaa digniin adag u dirtey Shirkadaha Baara Shidaalka ee daneynaya inay shidaal ka baaraan Puntland.

Mudane Faarax Ciise Dhalawaa Agaasimaha Guud ee Wakaalada Kheyraadka Puntland ayaa xiriir uu la sameeyey laba shirkadood oo la sheegay iney daneynayaan kheyraadka Soomaaliya ayuu uga digey iney heshiis la galaan Dowlada Federaalka Soomaaliya oo aan lahayn awood ay heshiis shidaal baaris ay kula galaan Shirkado shisheeye.

Agaasimuhu wuxuu sheegey in kheyraadka Puntland aysan xiligaan la joogo wakiil ka noqon karin Xukuumada Villa Soomaaliya.

Wuxuu kaloo shirkadaha daneynaya Shidaalka Soomaaliya u sheegey iney marka hore akhristaan Dastuurka Federaalka qodobada qusaya kheyraadka Dalka.

Dhinaca kale Warar ay Puntlandi heleen ayaa waxay sheegayaan in Puntland ay Qaramada Midoobey ka codsatey in baaritaan lagu sameeyo dhamaan heshiisyada ay gashay Dowlada Federaalka Soomaaliya lagasoo bilaabo 2013kii ilas hada, Heshiisyada puntland dalbatay in la baaro ma ahan oo qura shidaalka ee waa guud ahaan heshiisyadii dhacay mudooyinkaas.

HOOS KA AKHRISO QORAAL AY WAKAALADA KHEYRAADKU SOO SAAREEN MAANTA IYO WARAAQDII LOO DIREY SHIRKADAHA

Warqada 1aadWarqada 2aad

HALKAAN HOOSANA KA AKHRISO WARAAQDA LOO DIRAY SHIRKADAHA
Warqada 1.1aadWarqada1.2

Viewing all 3508 articles
Browse latest View live