Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Xog Deg Deg ah– Saraakiil iyo Masuuliyiin sar sare oo Gobolka Mudug xilkooda waayaya

$
0
0

Iyadoo aan xalay warka ku helney in isbadal baaxad weyn uu Madaxweyne Gaas ku sameyn doono Madaxda Gobolka Mudug ayaa hadana falkii maanta ka dhacay Garoonka diyaaradaha kadib wuxuu aad uga xanaajiyey Madaxweyne Gaas tasoo keentey in ay xilkooda wayaan Xubno dhowra oo ka tirsan saraakiusha ciidanka iyo maamulka Gobolka.

Warar hada ay heleen howlwadeenada Puntlandi waxaa Xilkooda waayaya toboneeye qof oo sar sare.

wixii soo kordha kala soco Pi

Puntlandi Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles