Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Xasan Sheikh oo dibada u dhoofey

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan sheikh Maxamuud ayaa maanta u dhoofey Dalka Kuwait halkaasoo uu uga qaybgalayo shirka Madaxda Wadamada carabta.

Madaxweynaha DF Waxaa la filayaa inta uu joogo Kuwait inuu kaloo la kulmo masuuliyiinta Dalka Kuwait oo uu kala hadli doono xiriirka Kuwait iyo Muqdisho

Waa safarkii ugu horeyey ee Xasan Sheikh ku tago Kuwait.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508