Innaa lillaahi wa inaa ilayhi Raajucuun
Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta geerida Marxuum Cabdi Jamac Guhaad oo caawa 22,02,2014 ku geeriyoodey Magaalada Aalborg ee Dalka Denmark.
Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Aalborg waxay tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Dhamaan Qoyska uu Marxuumku ka tagay, Waxaa marxuumkana illaahay looga baryayaa jano waarta iyo dambi dhaaf, iyo inuu illaahay samir ka siiyo Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabtaba.
Waxaa kaloo iyana tacsi dirayaa guud ahaan Jaaliyada Puntland ee Magaalooyinka Aalbor iyo Aarhus ee Dalka Denmark.
Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey Saciid Cabdille Cali
AAAaamiin AAamiiin