Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Malaysiya oo Maraykanka ka codsatey maraakiibta Gujiska si ay u baaraan Diyaaradii luntay

$
0
0

diyaarad
Daiyaaradii Malaysiya ee Todobaadkii hore la wayay Ayaan illaa hada la helin meeley jaan iyo cirib dhigtey , diyaarada oo ahayd nooca rakaabka ayna saaraayeen 231 qof ayaa halmar la waayay taasoo noqotey mucjiso in diyaarad dhan hal mar la waayo, baadigoobka diyaarada ayaa waxaa ka qaybqaadanaya wadamo badan oo ay kamid yihiin Shiinaha, Maraykanka iyo Australia.

Australiya ayaa sheegtey in loo baahan yahay in hada laga baara Gunta hoose meelaha fog ee Badweynta tasoo keentey in maanta ay Dowlada Malaysiya ay Maraykanka ka codsadaan in Australia ay Maraykanku u diraan Gujisyadooda si ay Gunta Bada uga baadigoobaan Diyaaradii.

Ka dib markii diyaaradu luntey todobaadkii hore waxaa soo baxay mala awaalo fara badan oo laga bixinayo sababta keentey in Diyaaradu ay halmar uga baxdo khadka raadaarka ee lagula socdo Diyaaradu meesha ay marayso, iyadoo loo badinayo ineysan sababtu ahayn Cilad farsamo balse ay tahay ulakac ay dad diyaarada saaran u sameeyeen.

Puntlandi.com
post@puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles