Xarun kurkigu ku leeyahay agagaarka Dugsiga Sare ee Banaadir Degmada Hodan ayaa weerar xoogan oo ismiidaamin ah lagu qaadey waana weerarkii labaad oo Muqdisho ka dhaca maanta, Saaka qarax ayaa ka dhacay isgooyska Sanca.
Weerarka lagu qaadey Xarunta Turkiga ayaa ahaa mid xoogan oo qaraxa ka dib rasaas badan la maqlayay, goobta waxaa ilaalo ka ahaa ciidan khaasa oo turki ah.
Khasaaraha ilaa hada lama oga intuu le eg yahay.
faahfaahinta kala soco wararkayaga dambe.