Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Kenya oo Shidaal iyo Gaas laga heley

$
0
0

Nairobi–14 Maarso.2014–Pi– Deegaanka Lamu ee Dalka Kenya ayaa laga helay Shidaal isugu jira Bansiin iyo Gaas.

Shirkada British Gas ayaa shaaca ka qaadey iney gaareen dhul shidaal saliid iyo Gaas ah dhex buuxaan Deegaanka Lamu oo ah dhul xeebeedka xiga Soomaaliya.

Bishii Janaayo sanadkaan ayaa shirkada British Gas ay shaaciyeen iney shidaal ka gaareen dhowr ceel oo ku yaal Lokichar oo u dhow biyo mareenka Turkana.

Shirkada British Gas waxay baaritaan shidaal ka wadaan Kenya halka Shirkada Afrikaan Oil ay iyana dhowaan Puntland ka bilaabi doonaan qodida shidaalka oo ay horey u wadeen balse hakad galay.

Puntlandi
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508