Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Taliyaha Booliska DF Soomaaliya oo safar ku imaanaya maanta Puntland

$
0
0

Gaalkacyo–14 Maarso.2014–Pi– Waxaa garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yusuf International Gaalkacyo lagu sugayaa maanta inuu ka soo dago Taliyaha Booliska Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid, safarka Taliyaha horey looma shaacin lamana oga waxa uu ku saabsan yahay.

Wararka ay Howlwadeenada Puntlandi heleen waxay sheegayaan in Madaxweyne Gaas uu Taliyaha casumay, isla markaasna uu taliyihi joogi doono Gaalkacyo ilaa beri, kadibna wuxuu u gudbayaa Garowe si uu ula kulmo Madaxweyne gaas oo iminka ku maqan Jabuuti.

kala soco Puntlandi safarka taliyaha
Taliyaha-Cusub-ee-Booliska-Saacid-Jeneral-Saacid


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles