Alla ha u naxariistee waxaa maanta Muqdisho ku geeriyootey Marxuumad Mulki Maxamuud Farax Gaas (Mulki Qar iskaxoor).
Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii ay ka tagtey marxuumadu, Iyo dhamaan ilma Qar iska xoor geerida ku timid walaashood.
Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada ayaa iyana Tacsi loo dirayaa meel walbo ay joogaan.
Marxuumada waxaan illaahay uga baryeynaa jano waarta iyo dambi dhaaf.
Aaaamiiin..aamiin..