Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubaland oo sheegey in Dekada iyo Airport-ka aan cidna lagu wareejineyn

$
0
0

Kismaayo–27 Feb.2014–Pi– Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubaland Mudane Cabdiqani Cabdicabdiqani Suumaay Jamac oo lahadley Idaacooyinka Gudaha ayaa sheegey in Aysan Maamulkiisa cidna ku waareejineyn Dekada iyo Garoonka Diyaradaha, mar Wax laga waydiiyey heshiiskii Dowlad Federaalka iyo maamulka Jubaland ee ku aadana in Dekada iyo Garoonka lagu wareejiyo Maamulkooda Dowlada Federaalka Soomaaliya wuxuu Yiri “Heshiiskaas wuxuu ka koobnaa qodobo badan oo aan macnuhu ahayn qaybna waan qaadanayaa qaybna waan ka tagayaa”.

Hadalka Wasiirka ayaa u muuqda in heshiiskii Adis ababa ay jiraan qodbo aan la hirgalin.

Hoos ka dhagays


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles