Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Puntland oo Cambaaraysey Weerarkii lagu qaadey Villa Soomaaliya

$
0
0

Gaas ok
Madaxweynaha Dowlada Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa cambaareeyey Weerarkii lagu qaadey Villa soomaaliya isagoo weerarkaas ku tilmaamey mid Fuleynimo laguna wiiqayo rajada Soomaaliya.

dhinaca kale Madaxweynuhu wuxuu racsi u direy Ehelkii Dadkii ku dhintey Weerarkaas.

Tacsidan ayaa Madaxweynuhu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka.

Warsaxaafadeed Faahfaahsan oo Mdaxtooyada Puntland ay ku cambaaraynayso Weerdarka ayaa la filayaa inuu soo baxo daqiiqadaha fooda inaku soo haya,

Puntlandi.com
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles