Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Baarlamaanka Soomaaliland oo maanta ku sigtey iney Kuraasta isla dhacaan

Image may be NSFW.
Clik here to view.
baarlamaanka Soamliland

Baarlamaanka Soomaaliland oo maalmahaan uu hareeyey isqabqabsi iyo ismandhaaf lagu eedeynayo Madaxtooyadu iney ku lug leedahaya ayaa maanta kulan ay Xildhibaanadu kusoo gudbinayeen Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdiraxmaan Ciro.

Kulankii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliland ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanku uu xirey ka dib markii Xildhibaanadu ay cod qaadeen, tasoo dhalisey in buuq dhasho kuraatii baarlamaankana la jajabiyo iyadoo xitaa dhalalkii la damiyey.

Hoos ka dhagayso Xildhibaan Dhagaweyne oo Sharaxaya wixii maanta Hargeysa ka dhacay


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles